Author Archives: Yasmin Ahmed

okkkk

Hargeysa, November 15, 2014 (Haatuf) – Hogaamiyeyaasha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa shirjiraa’id oo ay maanta ku qabteen magaaladda Hargeysa ku sheegay in xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ay ku tumatay distuurkii iyo shuruucdii waddanka. Siyaasiyiinta madashu waxay xusseen in xukuumadu soo jiidhay xadkasta oo xidhi-jiray oo wax in kala xaddeeyaa aanu jirin wakhtigan isla markaana aan xukuumadda loogu dulqaadan karin xad-gudubyada ay kula kacaysa shuruucda waddanka u taala, waxaanay si adag u cambaareeyeen waxay ugu yeedheen faro-galin qaawan oo ay xukuumadu ku hayso golaha wakiiladda iyo tacadiyo ay kula kacdo mar walba shacbiga waddanka.Madasha Email, RSS Follow CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

Daawo:Cali Guray oo ku eedeeyay xukumada siilanyo in shirqoolkii ay Barlamaanka ku qaaday daaran yahay…