Ra’yi(Opinion)

ghf

Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye oo Suldaan Maqaar saar ah Ku Abla-ablaysay Hargeysa “Haduu Dhaqanka Qaladkaaga Jiro Qabar Ku Waynaa”. 0 Sunday March 20, 2016 – 23:54:52 in Wararka by Cabdiasiis Bashiir Visits: 133(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0 0 0 Share Xukuumada Kulmiye ayaa weerar qaawan oo argagaxiso ah ku qaaday Saladanadii Guun ka ahayd ee Subeer Awal, waxaanay Suldaan Madaxtooyada laga soo dhoob dhoobay oo Gacan Ku Rimis ah maqaar saartay, iyagoo doonaya in lagu carqaladeeyo suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Xukuumada Kulmiye ayaa weerar qaawan oo argagaxiso ah ku qaaday Saladanadii Guun ka ahayd ee Subeer Awal, waxaanay Suldaan Madaxtooyada laga soo dhoob dhoobay oo Gacan Ku Rimis ah maqaar saartay, iyagoo doonaya in lagu carqaladeeyo suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, Xukuumada kulmiye ayaa markay hantidii umada dhaceen ayay maantana usoo dhigteen inay dhacaan madaxdhaqameedka oo ay bililiqaystaan. Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, wuxuu huwanyahay sharafta iyo karaamada Beel-waynta Subeer Awal ee ku dhaqan Geeska Africa (Somaliland, Djabuuti iyo Ethiopia), Meel ay dhaqanka kaga taalo ma leh inta koox yari is urursato inay yidhaahdaan suldaan baanu samaynaynaa, waar dhaqanka garoocashada halaga daayo, ma waxay u haystaan in Suldaan Xasan xukuumadu magacawday oo uu xil u hayay, taasi waxay cadaynaysaa in xukuumada siilaanyo kusoo duushay Madax-dhaqameedkii oo madaxtooyada laga soo weeraray. Maanta waxaynu maraynaa Halkii uu Abwaan Cabdi qays ka gabyay Maansadiisii (Darmaan iyo Dalxiis) waxa ku jirtay kalmad ahayd. “Sharcigii Dameer Xidhay Qof Daryeeli Maayee Ka Dagaalamaay” Xukuumada iyo xisbiga kulmiye waxay gaadhay inay boobto oo ay bililiqaysato saladanada subeer awal, waa markii ugu horaysay nin Musharax ahi ku kaco burburinta suldaankiisa, waxaanu taariikhda ku galayaa Musharaxii ugu horeeyay ee beeshiisu ku mudaharaado si cadna uga soo horjeedsato isagoon tartanba galin. Subaxaanaka yaa cadiim. Kulmiye waxaan u sheegayaa siyaasigu wuu dhacaa laakiin suldaanku ma dhaco oo dhaqan buu ku yimid. W/Q Maxamed Gacayte Alaa Mahad Leh No Comments yet… Print Send to your friend Leave a comment Name: Required Field. Tip Email: Required Field. Tip Website: Tip Security Code: Required Field. Tip Comment: Required Field. Tip You have 350 characters remaining. Add Comment Reset Form FEATURED “Suldaan Xasan, Hadduu Aniga I Taageersan Yahayna Waa Suldaan Habar Awal Ah..Haddii Uu Jamaal Cali Xuseen Raacsan Yahayna Maaha Suldaanka Guud ee Subeer Awal…Ma Gar-baa Ummad Yahay”. Muj. Cali Guray Beesha Subeer Awal oo Ka Tashaneysaa Inqilaabka Muuse Biixi iyo Xukuumaddu kusoo Qaaday Sandalada + Shir Lagaga Tashanaayo Muuse iyo Kulmiye. Muuse Biixi, Cirro, oo Bilaabay Baahinta Warar Been ah iyo Cayda Jamaal Cali Xuseen+ Bulshadii oo Ka Hayaantay Xisbiyadda Xukumiga ah(Waddani iyo Kulmiye). Daawo Dayax Dhacay Iyo Dareen SNM 2016, Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu DanbaysiisayBye Samiya Muuse Baligubadle, Bali-Cabbane iyo Gumur oo Dhayda Ka Cadeeyey Taageerada ay u Hayaan Musharrax Jamaal Cali Xuseen Iyo Soo Dhoweynta Garbo Siman ah oo Lagu Qaabiley Daawo Xogreeb Tv: Reer Baligubadle Oo Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye U Quusgooyey Nidarna Ku Maray Inay Musharrax Jamaal Cali Xuseen Doorashadda Kursiga Saaridoonaan Bu’laxaar: Taageerayaal Ruuxi ah oo saacaddo Badan Cadceedda u Taagnaa Musharrax Jamaal Cali Xuseen+Farxaddi Waftiga iyo Raali-ahaanshihii soo Dhoweeyaasha. sawiiro Daawo Xogreeb Tv: Reer Berbera oo sida Dhayda u Cadeeyey Taageerada Musharrax Jamaal Cali Xuseen Dawo Xogreeb Tv: Ururka Samo-falka ee Guul alla oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyey Hooyadda dhashay afar Nin oo Walaalo ah, kuwaasoo Xuskoodu aanu Dhammay. Daawo Xogreeb Tv: Mawjado Taageerayaal ah oo usoo Baxay Soo Dhoweynta Musharraxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen…. Abdaal, Xamaas, Daragodleh iyo Xabaalo Tumaalood oo Hal Daba’la usoo dhoweyey Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Gudbiyey Farriinta Qaadashada Kaadhka Codeynta Ururka Waddaniga ah ee Vosomwo oo Beelaha Gabooye ee Gobollada Saaxil, Gabiley iyo Baligubadle ku Wacyigeliyey Inay Qaatan Kaadh Codeyn Daawo Xogreeb Tv: Ururka Waddaniga ah ee Vosomwo oo Kulan Wacyigelineed oo Ku saabsan Door Beelaha Gabooye Ku Qabtay Gobolka Saaxil+ Weedho Muhiim ah oo Madasha La Yidhi’ DALKII WAXA HELAY ABNO WAAS IYO BEENA WAAS Daawo Xorgeeb Tv: Reer Gabiley Dhalan iyo Cirroole usoo Baxay Soo Dhoweynta Musharax Jamaal Cali Xuseen+ Gadiidka u Ka Baxayo Deryanka Heesaha Ucid+ Bulshada Heeganka u ahayd Gelbisay Jamaal Cali Xusen. Wafti Ballaadhan oo uu Hoggaamiyo Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo Soo dhoweyn Dhul-gariir ah kala Kulmay Gobolka Gabilay+ Socodkii Shaaracyada ee Waftiga Ucid + Baaxaddii Taageearayaasha oo noqday lama arag iyo Lama Maqal ‘..Ninka Xoolaha Ummadda Imika Haysta Haysku Dooran – Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN. Weligay Maan Arag Nin Madaxtinimo U Tartamaya Oo Xoolahii Ummadda ‘. Jamaal Cali Xuseen Muuse Biixi oo Kashifay Shaxda Madaxtooyadda iyo Xisbigiisu u Dejiyey in Lagaga Taxakhaluso Musharaxnimada Jamaal More Featured »» Copyright © 2013 – 2016 Xogreeb News All Rights Reserved. | Site Designed & Developed by Ileys Inc

Xukuumada Kulmiye ayaa weerar qaawan oo argagaxiso ah ku qaaday Saladanadii Guun ka ahayd ee…