1161

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Axmed Yuusuf Ducaale, Abshir Nuur Cumar. Xaaji Nuur Cawaale , Sulub Cali Amaan, Ali Aadan Mecaad,Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe), Cabdi Kareem  Hassan Aalim , Cabdiraxmaan Xassan Axmed,Dhamaan waxa ay ka Tacsiyadeynayaan  qoyskii,eheladii iyoqaraabadii uu ka baxay Marxuum Cabdiwahaab Xaajp Cabdilaahi Diiriye oo shalay  xanuun kusoo bood ah ugu geeriyooday HGSA. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana janadaii Ilaahay ha ugu deeqo ammmmmiin aaaamiiin.

Leave a Reply