madaxti1

Xog Cusub: Magaca, Qabiilka Iyo FaahFaahin Ku Saabsan Ruuxii (Hogaamiyihii Kooxda) Fuliyay Weerarkii Madaxtooyada Somalia W

Xog Cusub: Magaca, Qabiilka iyo Faahfaahin ku saabsan Ruuxii (Hogaamiyihii kooxda) fuliyay Weerarkii Madaxtooyada Somalia

madaxti1

Muqdisho-(Qaran-news)-Ninka fuliyay weerarkii Villa Soomaalia ayaa wuxuu ka mid ahaa shaqaalaha ka hawlgala madaxtooyada Somalia.

Magaciisana waxaa lagu sheegay Xasan Muxyadiin Bustoolad weyne sida laga helay ilo xogogaala ama lagu kalsoonaan karo.

Sidoo kale xoggo kale ayaa tibaxaya in ninkaan Aabahii Masjidka ku yaala gudaha Madaxtooyada Somalia  Iimaam ka yahay.

Ninkan ayaa haybtiisa lagu sheegay qabiilka Hawiye –Abgaal waa qabiilka uu ka soo jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Culusow

Qarannews

Leave a Reply