th-13

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Anagoo ah Cabdi Kareem Hasaan ALim,Axmed Yuusuf Ducaale, Maaxamed Muxumed Liibaan Xasn Cumar Diiriye (Burco) Cali Aadan Mecaad, Abshir Nuur Cumar,Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe), Sulub Cali Amaan ,Muuse Xasan Ismaaciil, Maxamud  Cilmi,Aadan Muxumed Xuseen,Cismaan Xasan Mirem, Muuse XUseen Askar,Jamaal Xaaji Maxamed Muuse,Cabdi Fataax Axmed Yuusuf Ducaale , Maxamuud Cali Cumar(Abushanab) iyo Siciid Cumar Xaaji Siciid Dhamaan waxaan ka tacsiyadeyneynaa qoyskii eheladii ,qaraabadii iyo Bahda waxbarashada geeridii ku timi Marxuun Mucalin Nuux Axmed Ismaciil oo shalay ku geeriyooday magaalada hgsa gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin aamiin

Leave a Reply