download

TACSI TACSI TACSI TACSI

Axmed Yuusuf DuImage result for tacsicaale,Abdi fataax Axmed Yuusuf, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale iyo Sulub Cali Amaan waxa ay Tacsi kal iyo laaba u dirayaan.Saalax Xaaji Xasan iyo Safiya Xaaji Cali Guhaad iyaga oo kaTacsiyadeynaya geeridii ku timi marxuun Maxamed Aniis Saalax Xaaji Xasan ,curadkoodii oo saaka ku geeriyooday shilbaabuur oo saaka kadhacay shil baabuur oo saaka ka dhacay Sheekh iyo Burco dhexdooda. Waxaan tacsidaa u diraynaa qoysaskaehelada iyo qaraabada  gidigood iyo inagaba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana janatul fardowsa Ilaahay igu deeqo,Xabaashana ilaahay waasac ha uga dhigo aaaamiin aaaaaamiin aaamiin.

Leave a Reply