images

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Image result for tacsiAnagoo kala joogna Vancouver ,Seattle,  Toronto, UK.Fuaad Ahmed Mahamoud, Yasmin Ahmed Yuusuf Ducaale, Muna Qaalib, Filsan Qaalib,Maxamed Qaalib,Mustafe Qaalib, Fartuun ,Khan,Deeqa Cabdi, Xaaji , Cabdirisaaq Saqiiro, Ahmed(John),Asha Koos,Abdirahmaan Anwar Sheekh iyo Amina.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii uu ka baxay Marxuum Mahamuud Aboker oo ku geeriyoo day HRGSA laguna aasay halkaa Khamiistii. Ilaahay waxaan uga baryeynaa in uu suaalaha u fududeeyo oo Janada uu ku waraabo aamiin aamiiin aamiin.

Leave a Reply