Tacsi100

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

 

 

 

 

Anagoo kala ah

Ahmed Yuusuf Ducaale, Cabdikariin Hassan Caalim, Sulub Cali Amaan iyo Ahmed Cali Ibraahim . Waxaan ka tacsi yadeyneynaa guud ahaan Reer Maxamed Yuusuf Dhagey, gaar ahaan qoysaskii ayka eheladii iyo qaraabadii ayka baxeen ,Allah ha u naxariistee Fowsiya Maxamed yuusuf iyo Asma Maxamed Yuusuf oo uu shalay Daadka Dooxa Awr Barkhadle qaaday maantana la aasay.Gidigeenba ilaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo, Fowsiya iyo Asma Janat-al Fardoos Allah ha ugu deeqo Aamiin aamiin aammiin.

Leave a Reply