tacsi

Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi

Innaa Llilaahi wa Innaa Ileyhi  Raajacuun.

Anagoo ah , Maxamed Muxumed Liibaan, Adan Muxumed Xusein, Hassan Cabdi Maax. (Shiine), Maxamed taani,Aadan Daahir Barkhad, Aadan C/Laahi Hanfi ,Mahdi Muxumed Nuur,Axmed Yuusuf Ducaale,Cabdi Yuusuf Ducaale, C/Fataax Axmed Yuusuf Ducaale, Maxamuud Yuusuf Ducaale,Xasan Cumar Diiriye (Burco)Maxamuud Cali Cumar,Cali Aaaaadan, Muuse Nuur Ducaale, Maxamed Nuur Ducaale ,Khadar Cumar Cigeh,Maxamed Cilmi Ayaanle, Abiib Ahmed Olhaye,Jamaal Haaji Maxamed, Siciid Cumar Xaaji Siciid, Shuaib Osman Mohamed,Yuusuf Ibraahim (Libax), Sulub Ali Amaan , Abdikareem Xasan Caalim, Maxed Xuseen filfil, Yuusuf Xuseen Filfil,Yaasmiin Axmed Yuusuf Ducaale,Faadumo Hassan Awcali,Sahra Hassan Awcali,Faadumo  Cabdi Ibraahim,Safiya Cabdi Ibraahim, Basra Cabdi Ibraahim , Safiya Muxumed  Qalinle. Xaliima Khadra Muxumed Qalinle, Canab Mxumed Qalinlem,Canab Xuseen FilFil, Maryan Liibaan iyo Shamis Qarde Jeex dhamaan waxaan tacsi tiiraanyo leh direyna hadaanu nahay qurba jooga Gobolka Gabiley udhashey,Qoyskii ,eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Huda Cismaan Diiriye oo shalay ku geeriyootay Ottawa,halkaana  maantana lagu aasay . Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo, Marxuumadana janadii Eebe ha ugu deeqo AAAAAMIIIN AAAMMIIIN AAMMIIN AAMIIN.

 

 

 

 

 

Leave a Reply