dugsi

Dhulkii Loogu Talagalay Dugsi Lagu Magacaabay Sheekh Axmed Nuux Furre oo La Baloodhaystay.

(SOHTA) HRGSA 19 Sep 2017 – Sida ay maanta baahisay Qarannews , dhul dan guud ahaa oo loogu talagalay xabaalokuna yaala May, qayb ka soo hadhay xabaalihii oo adkaatay oo la  qodi waayay; isla markaana la go;aansaday in dugsi sa, Dhare laga dhiso dhulka inta soo hadhay laguna magacaabo Sheekh Axmed Nuur Furre, Dhagaxdhigiisiina uu dhigay wasiirka waxbarashada ayaa maanta sida ay qaran news baahisay saraakiil boliska ka tisan,gaar ahaan Sarkaal CIDda ahi, in uu dhulkaa qaato kasoo dhamaystay maamulka 31 May iyo Dowlada Hoose ee HGSA. Daadweynihii xaafada oo arintaa ka gadoodsan ayaa ku doodaya in ay daaafici doonaan dugsigaa dhulkiisii isaga oo wali la dhisin ee la boobayo hadday dowladu wax ka qaban weydo

Leave a Reply