images (17)

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Axmed  Yuusuf Aw-Dualeh, Maxamed Muxumed Liibaan, Xasan Cumar Diiriye(Burco), Jamaal Xaaji Maxamed, Siciid Cumar Xaaji Siciid, Maxamed Taani, Maxamed Cilmi Ayaanle, Mahdi Muxumed Nuur,Aadan Muxumed Xuseen, Xuseen Cabdi Taani iyo Xasn Maxamuud gasleh dhamaan waxay ka tacsiyadeynayaan qoyskii eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumadii Khadra Cumar Xaaji Muxumed; Taas oo jimcihii ku geeriyootay magaalada Toronto, Canada  Shalay Axadiina lagu aasay magaaladaa. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inagga siiyo marxuumadana janadii ha ugu deeqo.Aaaaamiiiin Amiin amiin amiiin aamiin .

Leave a Reply