Capture-50

WASIIRO KA TIRSAN XUKUUMADA SOMALILAND OO KULAN LA QAATAY BAARLAMAANKA DALKA UK January 12, 2018 – Written by wajaale Jirde

London(W,N)-Wafti Wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Golaha Baarlamaanka Dalka UK,Waxaanay ka wada hadleen xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee ay lahaayeen Dalalka Somaliland iyo Britain.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Leave a Reply