cadda

Xarunta barlamaanka Galmudug waa Cadaado

SOHTA Cadaado Jan 23 2018

Madaxweyne Farmaajo, dib ugu soo noqoshadiisii Cadaado ee maanta, Taas oo lau xalinayey khilaaf la xiriira  meeqaamka cadaado kolhadii maamulkii galmudug u guurayo dhuusamareeb  waxa uu ku dhexdhexaadiyay dhinacyadii arrintu ka dhaxaysay in ,”Xarunta barlamaanka Galmudug ay ahaato cadaado.Sidaas ayaa lagu faataxaystay heshiisna lagu gaadhay

Leave a Reply