Missing image

War Iyo Faalo

W

asiirka biyuhu waxa uu cadeeyey in mashruucii biyaha xunba weyne uu fashilay . hadalkiisu  isaga oo dheeraa sababata ugu weyn ee uuu taabtay ee fashilaadaa u mash ruuca sabab u ahi, waxa ay noqotay 13 ama 14 ceel oo meeshaa laga qoday biyaha laga filaayey, qorshuhuna ahaa  in 2dii ceel ee is xiggaba 800 oo mitir u dhaxayso  ayaa masaafo halkiilo mitir iyo 200 boqol oo mitir ah ayaa 13kii ceel ama 14kii ceelba laga qoday . Wasiirku waxa uu intaa raaciyey biyaha ceelasha tiradaa leh  in ay noqdeen 2 ceel biyihii kasoo bixi lahaa .

khabiirkii ama khubaradii ceelashaa qodaysay iyaga oo ogaa  in ceelasha la qodayaa isku jiraan 800 oo mitir maxaa ku kalifay  in ay ceelasha tiradaa leh  sidaa iskugu soo dhaweeyaan ? Khuburadu ma wasaarada ayey u shaeynayeen misew shiriikad andaraas qodida qaadatay ayey u shaqeynayeen? Markii hal ceel la qodday mid2aad iyo 3aad lagu xigsiiyey miyaan la arag in aaney 800 oo mitir isku irin oo kormeer aanu jirin?

Suaalahaa oo jawaabo u baahan  waxaa ka cadaan kar wadayshaida ceelaa jawaablkaa kulumay guud ahaan iyadoo xukuumadii hore masuulkatahayahaa farsamo ahaan in aaney khubarada hawshaa qodida ceelasha waday qorshihii u qeexnaa aanay marin khaladka ugu weyni halkaas ayuu kadhacay. Khaladka halkaa kadhacay waa in ay cidi qaadaa. mashruucii wuu fashiley xukuumadani waa in ayna ku qancin dadkuna kuma qanacsana. Xoolha iyo juhdiga ha

danbiga halkaa kadhaca waa in ay dusha u ridataa oo ay xukuumadan maanta jirtaa guddi bbaadha u saartaa.

 

 

 

 

Leave a Reply