tacsi

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Anagoo ahAhmed Yuusuf Ducaale, Abshir Nuur Cumar,Cabdiraxmaan Xaaji Muxumed(Daacad), Ibraahim Aw-Aadan, Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) ,Muxumed Xasan Xadi, Mustafe Aw-Aadan, Sheekh Naasir Aw-Cabdi Cali dhamaan waxaan ka tacsiyadeyneynaa qoyskii eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Nuur Aw-Cumar oo maalintii Sabtidii aaskiisu ka dhacay magaalada Gabiley gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin aaamiin aaaammmiiin aamiin aamiiin.


 

Leave a Reply