taliye-80x106

TALIYAYAASHA CIIDAMADA SOMALILAND IYO XUBNO WASIIRO AH OO MAANTA SAFAR DEG DEG AH UGU BAXAY DALKA ISUATAGA IMAARADKA CARABKA IYO UJEEDKA SAFARKOODA

Hargesa(Berberatoday.com)-Wafti culus oo ka socda xukuumada Somaliland ayaa

 waxaa ay maanta ka dhoofeen Madaaarka diyaaraha ee magaalada Hargeysa iyaga oo ku sii jeeda Dalka Imaaradka carabta oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Somaliland .

Waftigan ayaa kala ah Taliyayaasha ciidamada Ilaalida xeebaha, Booliska , Malatariga iyo Asluubta Sidoo kale waxaa iyaguna waftigan qeyn ka aha wasiirada wasaaraha Xanaanada Xoolaha, Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda, Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland

 

 

Ujeedka masuulyiintani ay u tageen dalka Imaraadka ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay ula soo wada xaajoon lahayeen hawlaha farsamo ee loo baahan yahay inay Somaliland iyo Imaraatku iska kaashadaan.

Berberatoday.com

Leave a Reply