Missing image

dadkii gaadiidkooda dhibaatadu gaadhay maxaa laga yeelay.

 

Doodii laxidhiisanayd shidaalkii wisikhda ahaa inkasta oo golaha wakiiladu go’aamiyey in ganacsatadii gaarka ahayd haamihii shidaalka sii maamusho.Ganaaxbaa dhacay la saaray sharikadii shidaalkaa keentay iyo shaybaadhkaba .Arrinbaa wali taagan ay tahay in goaan laga gaadho. dadkii shidaalkaasi gaadiidkoodii u curyaamiyey maxaa laga yeelayaa? Arrinkooda meel halagu iiriyo waxaan ku talineynaa in magdhow laga siiyo gaadhay gaadiidkooda.Waxaan soo jeedineynaa lacagtaa ganaaxa ahee ku dhow $700,000 in ay gun dhig u noqoto magdhawga dadkaa lasiinayo hadduu khasaarahu intaa ka badana in xukuumadu ay magdhawgaa dhamays ti

Leave a Reply