qawdhan

Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilabmeyso Bisha Ramadaan

Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilabmeyso Bisha Ramadaan

Wasiir diinta & awqaafta somaliland sh khaiil cabdilaahi axmed oo la hadley warbaahinta qaranka ayaa sheegay in bisha ramadaan ay bilan doonto habeenka Khamiista ah ee ay bishu tahay 17 May , isla markaana ay maalintaasi noqon doonto maalinta koowaad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan .

Waxaa caawa la dhameys tiri doona bishan Shacbaan oo caawa noqon doonto 30 ,

Allena hayna waafajiyo bisha barakaysan ee ramaadan khayrkeeda.

————-Wabilaahi Tawfiiq————–

Zaki Adam Zuxufi

HCTV Hargeysa

Leave a Reply