baqdaadi-80x106

MADAX DHAQAMEED SHEEGAY DHIMASHADII CIIDANKII PUNTLAND EE SOO WEERARAY S/LAND

SY IN AY YIHIIN RAG MAXAABIIS AHAAN LOO QABTAY IYAGA OO OHTA HGSA 16 may 2o18-MADAX DHAQAMEED KATIRSAN MADAX DHAQAMEEDYADA PUNTLAND AYAA MAANTA KA WAR BIXIYEY DHIMASHADII REER PUNTLAND KASOO GAADHAY DAGAAALKEY KU SOO QAADEEN SHALAY TUKA RAQ MADAX DHAQAMEEDKA ARRINTAA KA WARAMAY WAXAA UU SHEEGAY REER KASTA OO KA SOO JEEDA PUNTLAND  TIRADA KAGA DHIMATAY DAGAALKAA; TIRADAAS OO MARKII LA ISKU GEEYAY NOQOTAY 87.DHIMASHADAA WAXAA KA MID AH 7KORNEYL OO UU KA GAABSADAY U ABTIRINTOODA .MADAX DHAAMEEDKU WAXUU INTAA KU DARAY 20 NIN UU YIDHI’ WAA LA QAFAASHAY. OO

Leave a Reply