golaha-wakiilada-80x106

DAAWO MUUQALKA”XILDHIBANO KATIRSAN GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO SOO BANDHIGAY QAABKA LAGAGA BIXI KARO MADAX-DHAQAMEEDKA IYO SIYAASIYIINTA WARBAAHINTA ISLA SOO TAAGA HADALADA XAMBAARSAN XANAFTA IYO BEELNIMADA July 11, 2018 – Written by Berbera Toda

Markii la dooranayey Xildhibaanada golaha wakiilada 2005kii xildhibaanadu ma ku ololeynayeen,’Haddeynu reerhebelnahay aan golaha ka muuqanee,ninba waaninkiis,maan ta ani i doorta. Suaal kale,’shariikadaha waaweyn ee gaadhsiisan heerka caalamiga ah jsl na lagaleeyahay baananka waaweyn ee c aalamka xisaabaad

baa uga furan Interestna sicaadiya u bixiya marka ay xukuumadu tidhaa Bank caalamiya JSL ha laga furana, xildhibaano golaha wakiilada  ka tirsan ayaa iyaga oo shariikadaha daafacaya ku dooda bank ribo qaata dalka laga furi maayo oo waa xaaraan.Kuwaasi miyaanay ahayn waji- ku – macaash muddane xildhibaan By:somalailandhorta.

Leave a Reply