download (10)

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Anagoo ah Axmed Nuuradiin, Weli Cabdilaahi Yaasiin, Xasan Cabdiraxmaan, Axmed Yuusuf Ducaale,Cabdi Xuseen Ciise, Sulub Cali Amaan,Fuaad Sheekh Abiibakar Ismaciil, Axmed Cali Ibraahim, Mustafe Cabdi Cartan,Shuceyb Cabdilaahi, Cabdikariim Muuse, Doctor Siciid ,Sheekh Muxumed Cabdalle, Xasan Yuusuf Ducaale,Maxamed Taani,Maxamuud Yuusuf Ducaale(Diktoorka) Muxumed Xaaji Cabdi,Aadan Daahir Barkhad,Deyr Cabdi, Cabdikariim Muuse Meygaagiyo Cabdi Maxamed Xasan Raabi. Dhamaan waxaan ka tacsi yadeyneynaa qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum  Aadan Cismaan Jaamac oo maanta aaskiisii ka dhacay Toronto,Canada. Gidigeenba Ilsamir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana janadii ha ugu deeqo.aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiin aaammmmmmiiin

 

Leave a Reply