Xabaal-Wadareedyo-Hargeysa

XABAAL WADAREEDYO CUSUB OO LAGA HELAY MAGAALADA HARGEYSA

Hargeysa (WJN)- Xaafada Badhka oo ka tirsan degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa saaka laga helay xabaal wadareedyo cusub ay ku aasan yihiin dad isugu jira rag iyo dumar oo ay xasuuqeen Taliskii dowladii kaligii taliska ahayd ee Maxamed Siyaad Bare.

Dhinaca kale waxaa goobta laga helay xabaal wadareedyada cusub gaadhay masuuliyiin ka tirsan xukuumada oo uu ka mid yahay Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaalada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Leave a Reply