Waddani-sax-80x106 (1)

Wadani warsaxafadeedku ka soo saaray UCID iyo Kulmiye heshiiskii dhexmaray ee ku wajahnaa qabashada doorashooyinka hoos ku akhriso

argeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu iminka soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalay  doorashooyinka soo socda ay ka wada  gaadheen xisbiyada  Kulmiye iyo UCID

 

War Saxafadeedkan oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa  lagu yidhi in xisbiga Waddani aanu marna ba aqbali doonin doorasho gacan ku rimis ah oo xisbiga Waddani dabada ka wado

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan

Leave a Reply