Tacsi100

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Anaga oo kala ah Cabdi Kareem Xasan Caalim,Maxamed Muxumed Liibaan, Cismaan Xasan Mire, Axmed Yuusuf Ducaale,Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe),Cabdifatax Axmed Yuusuf Ducaale, Abd Muuse Xasan Ismaciil,Cali Aadan Meecaad,Yuusuf Cabdi Ibraahim, Ibraahim Aadan Faahiye, Maxamed Xaaji Muxumed, Xasan awdaahir qaalib,Ibraahim Aw Aadan, Mustafe Aw Aadan,Muuse Maxamed,Xasan cumar, Maxamuud Cali Muxumed (abushanab),Jamaal Xaaji Maxamed Muuse Cumar Xaaji Siciid, Aadan Muxumed Xuseen,Maxamed Cilmi Iyo Mustafe Adan Faahiye. Dhamaan waxaan ka tacsiyadeyneynaa qoysaskii eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum maxamuud Cali amaan iyo Marxuum Carab Daauud oo marxuumka hore aaskiisu beri ka dhaci doono magaalada gabiley Marxuumka 2aadna Kalabaydh. Gedigeenba ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo iyagana janadii fardowsa Eebeheen ha ugu deeqo aamiin aamiin

Leave a Reply