Missing image

Sawirrada qaaradda Africa oo BBC ugu mudnaa Toddobaadkan

Sawirrada xulka ee BBC toddobaadkan iyo Qaaradda Africa.

Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Mudahraade Suudaan u dhashay oo Khamiisti askari madaxa ka dhunkanaya kaddib marki lagu dhawaaqay in xilka laga tuuraay Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Alaa Saalx oo loogu naaneysay “boqoradda Nuubiya” oo Khartoum kula hadleyso mudaharaadayaasha
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Hooya Aljeeriya u dhalatay oo ciidamada dalkaasi ka dalbaneyso iney xilka ka tagaan odayaasha soo daashaday xukunka dalka
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Hooya dalbaneyso iney ragga la soo sahqeeyey C/Casiis Butafliiqa iney xilalka oo dhan ka dagaan
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Sawir orodyahanno Kenyaan ah safka hore ee orodka 39aad ee Rotherdam kaga jiro
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Orodyahan Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Tebalu Zawde Heyi oo ku guuleystay orodka Rooma toddobaadkan
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Lagdin dhaqameed ka dhaceyso caasimadda Mali ee Bamako
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Nin miskiin ah oo Moroco u dhashay oo geed hoostii fadhiyo iyada oo orodyahanna uu tartan caalami ah sameeynayo
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Tartanka orodka lixda maalmood ee ultra-marathon ka dhacay
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Haweeney Koonfur Afrika u dhalatay oo ku sugan Cape Town oo u ololeeyneysa in foolka maroodiga la badbaadiyo
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Haweeney daroogada Cannabis isticmaalkeeda taageerdsan oo Koonfur Afrika uga ololeeyneyso
Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Image caption
Fannaan Britsh-Nigeriya ka soo jeeda Yinka Shonibare oo ka shaqeeyo xayaysiiska hiddaha iyo dhaqanka iyo Africa
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image caption
Ra’isal wasaaraha Belgium Charles Michel oo Isniinti booqday Kigali halki lagu dilay ciidamada nabad sugidda Belgium sanadki 1994-kii
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Waa goob lagu soo dhajiyey magacda 800,000 oo qof oo lagu dilay xasuuqi ka dhacay Ruwandha sanadki 1994-kii
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Munaasabada duco ah oo dadki la xasuuqay 1994-kii oo loogu qabtay Amahoro Stadium ee ku yaalla Kigali
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Dad reer Ruwaanda ah oo xasuusanaya dhacdadii foosha xumeyd ee dalkooda ka dhacday 100 maalmood
Mowduucyada la xiriira
Afrika
La wadaag qodobkan Faahfaahin

Leave a Reply