tacsi

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Anagoo ah  Axmed Y. Ducaale , Maxamed Muxumed Liibaan, Cabdi Y. Ducaale, Cabdikariim Xasn Caalim, Yuusuf Cabdi Ibraahim,Muuse Jaamac,Cali Aadan Meecaad, Aadan Muxumed Xuseen , Cabdi Xaaji Maxamed, Muxumed Xasan Xadi, Mustafe Aw-aadan ,Daauud Kheyre, Cumar Xaaji Siciid , Cismaan Xasan, Xasan Aw-daahir, Maxamed Cilmi, Xasan Cumar Diiriye, Jamaal Maxamed Muuse, Siciid Cumar Xaaj,Cabdigood , Ibraahim Aadan Faahiye , Maxamed Xaaji Maxamed, Cabdi  Axmed Aw-yuusuf ,Daahir Axmed Cabdi Xasan Baadari,Axmed Maxamed  Ciiltire. Cabdi ood, Ibraahim Maxamed Meecaad, Maxamed Cabdilaahi Nuur ,Muxumed Faige ,Axmed Ibraahim, Keenadiid amaan, Ibraahim Aadan Faahiye iyo mustafe Ibraahim Aadan.

Dhamaan waxaan ka tacsiyadeyneynaa geeridii ku timi marxuumad Caasha Sheekh Maxamed Muxumed oo shalay aaskeedii ka dhacay HGSA marka hore Sayigeedii Abshir Nuur Cumari iyo eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumadu. Gidigeen ba Illaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumadana janatul Khadra ha loogu bishaareeyo Aammiin Ammiin

Leave a Reply