Missing image

Khudbadihii jimcaha ee maanta oo ay culuumaduhu ku weerareen dagaalada beeleysan iyo qabyaalada halkan ka daawo

argeysa(Berberatoday.com)-qaarkamida culimo awdiinta reer somaliland ee ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa salaadiinta jimcaha kaga hadlay qiimaha ay leedahay nabada iyo diiniyan aanay banaanayn in ay isdilaan dad ehel ahi kuna baaqaan dagaal

Culumo awdiinta ayaa ka waramay waxa ay diinta islaamku ka qabto dagaaladna noocaasi iyo ciqaabta ay mudanayso cida hurisa colaado sokeeye,

Halkan ka daawo muuqaalka warkan

 

Berberatoday.com

Leave a Reply