shixnad

DAAWO

WARKAN MAXAA KA JIRA.

WARKAN SHEEGAYA IN TIRADAA CONTAINERADA AH UU KU JIRO BUUSHE SUMEYSAN OO LOOGU TALOGALEY IN LAGU DABARGOOYO XOOLAHA NOOL EE SOMALIDA WAXAAN KA SOO QAADANAY TIRSIGII QARAN EE MAANTA SOO BAXAY. XUKUUMADA JSLCONTAINERADAA BUUSHAHA SUMEYSAN SIDDA SIDEY QARAN BAAHISAY GACANTA HA KU DHIGTO. WERIYHA WARKA SIIDAAYEYNA SI QOTO DHEER HA LOO WAREYSTO.ARRINTAANA XUKUUMADDU HA KA GUNGAADHO.WAXA KU JIRA ILAA SI CILMIYEYSAN LOO BAARO WAA INAAN DALKA LAGU SII DEYN.

Leave a Reply