Missing image

Dekeda Berbera in ay 10 cisho xirnaato ma ahayn By: Somalilandhorta.com

Wasiirka Ganacsiga in uu Ber Bera tago ayey ahay oo arrintaa furdaamiyo, uu habeen iyo dharaar usoojeedo.Waajibkiisii kamuu soo bixin . Golaha Wakiiladu ha la xisaabtamo. Madaxweynahu ha la xisaabtamo. Maraakiibtii Jabuuti iyo Bosaaso ayay u kala carartay.dhaqaalaheeni dhaawacbaa gaadhay ha ka jawaabo wasiirku waxaa dhacay.

Leave a Reply