Wasiirka Duulista Iyo Hawada Oo Qabtay Shir Jaraa'id Sheegayna In Aan Somaliland Lagu Soo Gali Karin Baasboorka Cusub Ee Soomaaliya
October 5, 2008
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa shir'jaraaid oo uu qabtay ku sheegay in Baasaboorkii hore ee Cagaarka ahaa ee Somalia lagaga dhoofayo Madaarada Somaliland sanadkan, isla markaana aanay Xukuumad ahaan aqoonsanayn Baasaboorka cusub ee dhawaan ay hirgelisay kooxda Imbigaati ee uu hogaaamiyo C/laahi Yusuf. Wuxuuna ugu baaqay........ Read More
| Printer Version
Gudoomiyihii Komishanka Oo........
October 5, 2008
Wararku waxay sheegayaan, Gudoomiyihii Komishanka oo xubno komishanka kamid ahi ay soo jeediyeen, in xilka laga qaado; iyaga oo ku eedeeyey inuu ku xadgudbay bixin qandaraas kamidah qandaraasyada komishanku bixinayo. Waxaa arrintaa dhex galay Akaadamiyada iyo 3 xisbi oo arrintii wa xoogaa dajiyey, illaa inta hawsha diiwaangelintu dhamaanayso. Iyada oon qofna xeerka kasareynin, haddana dad badan baa leh, khjilaaf wakhtigan dhexmaraa xubnaha komishanka ,waxaa laga yaabaa hadaanu ragaadin ba innuu hakiyo hawlaha diiwaangelinta iyo doorashadaba. Markaa waxaa waajib ah innay dhamaan xubnaha komishanku tixgeliyaan, marxalada adag ee ay hawlahoodu marayaan, kuna dadaalaan innay wada shaqayn xilkasnimo ka muuqato layimaadaan.
Xaflad Sanad Guuradii 5'aad Ee Jaamacada Nugaal University Iyo Shahaado Bixin Maanta La Qabtay
October 4, 2008
Waxaa maanta lagu qabtay Hoolka shirarka ee Hotel xamdi xaflad si wayn lo soo agaasimay oo lagu xusayay sanad guuradii shanaad ee Jaamacada Nugaal University iyo waliba shahaado bixin lasiinayay ardayd ka qalin jabisay Jaamacada iyo waliba shahaado sharaf lasiiyay dadkii doorka muhiimka kasoo qaatay jaamacada horumarinteeda. Ugu horayn waxaa goobta xaflada ka hadlay........ Read More
| Printer Version
Itoobiya Oo Isha Ku Haysa ta ay Isticmaali Lahayd Dekedaha Geeska Africa
October 4, 2008
Dawladda Itoobiya oo muddo badan ku hamiyeysan sidii ay u heli lahayd marin biyood dhinaca badda ah, ayaa waqtigan indhaha ku haysa midka ay ka adeegsan lahayd dekedaha Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland. Itoobiya oo tan iyo waqtigii Eritrea ka go’day bilaa marin biyood ahayd ayaa si weyn ugu xidhnayd Dekedda Djibouti, balse waqtigan maamulka Males Zanawi waxa uu qorshaysanayaa.......... Read More
| Printer Version
H A M B A L Y O
October 4, 2008
Annagoo reer Axmed Yuusuf Ducaale ah waxaan hambalyo u dirynaa Mustafe Xasan Cabdi Kheyre Iyo Rooda Maxamed Axmed oo caawa arooskoodu ka dhacayo Gobolka Alberta, Canada......."Hibo iyo Ducaba Naga Hooyo".
Warar Waabsan
October 4, 2008
Sarkaalkii Nabad Sugidda Beydhabo u sareeyey ayaa maanta lagu dilay suuqa sarifka ee Baydhabo; kaas oo ah sarkaalkii 4-aad ee Baydhabo lagu dillo....Guriga Gudoomiyaha Barlamaanka Impagati ayaa xalay isna hoobiyayaal lagu garaacay....Gobolka Saaxil ee S/Land ayay diiwaan gelinta ka bilaabmaysa14 Oct-19....Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa soo jeediyey in qaab caalami ah oo loo dhan yahay lagula dagaalamo Budhcad badeedkaa Soomaalida.....Madaxweynaha Fransiiska ayaa iskugu yeedhay madaxda dhowr dal oo kujira midowga yurub, si looga wada hadlo qaabkii looga hawl geli lahaa suuqyada lacagta ee qasan .
U.S. House Of Representatives Passes Bailout Bill
October 3, 2008
To the relief of stock markets around the world, the controversial $700 billion bailout bill has been passed by the House of Representatives. In the early afternoon legislators voted, with the final count being processed just before 1:30pm EST. The Dow, which had been up more than 100 points, rallied further to be up more than two hundred points. The bill, which was rejected by the House.......... Read More
| Printer Version
Ololaha Wacyi-Gelinta Diiwaan Gelinta Codbixiyayaasha Doorashada Oo Ka Bilaamatay Laascaanood
October 3, 2008
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaamay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ololaha wacyi galineed ee diiwaan gelinta doorashada ka dhici doonta soamliland sanada soo socota,talaabadan ayaa waxaa ay tahay tii u horaysay ee ku aadan ololahaasi diiwaangelinta lagu wacyi galinayo dadwaynaha oo ka dhacday gudaha magalada,waxaana fulinaya hawshan dallada ururada hawenka.......... Read More
| Printer Version
Sida Keliya Ee Budhcad Baddeedu Xal Loogu Heli Karaa Waxay Tahay Inay Beesha Caalamku Somaliland.....
October 2, 2008
Labadii toddobaad ee u dambeeyay waxaa caalamka dhakafaar weyn afduubka lagu hayo maraakiibta dunida ee ka gooshaysa marin biyood gacanka Cadmeed ee ku beegan xeebaha Somalia, halkaas oo ay sannadii u dambeeyayba ay ku sii xoogaysanayaan marba marka ka dambaysa kooxo budhcad baddeed Somali ah oo meherad ka dhigtay inay ka ganacsadaan Afduubka Maraakiibta......... Read More
| Printer Version
Warar Waabsan
October 2, 2008
Booqashada mudane Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin uu soo booqanayo Kenya, ayaamahan Ciida xigga, isaga oo ajiibaya, martiqaad uga yimid Madaxweyne Kibaki. Sarkaal ka shaqeeya xafiiska la socodka dhaqdhaqaaqa maraakiibta badaa Somalida iyo Kenyaba marta, Mumbaasa lagu xiray markuu sii daayay war odhanaya hubka markabka Ukraine laga leeyahay waxa uu u socday Koonfurta Sudaan, warkaas oo dawladda Kenya ay beeneysay. Marakiibta budhcadbadeedu qabsatay ilaa iyo immika waa 62 immika ay gacantooda ku jiraan 10, waxaaney qaateen 30 malyuun.
Kooxda Imbagati Oo Isku Diyaarineysa Safarka Neyroobi
October 2, 2008
Dhaqaaq Ciidamo ayeey ka wadaan qeybo ka tirsan wadada marta Sayidka, KM-4 ilaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ciidamada Yugandha, kuwa Ethiopia iyo Maleeshiyaadka Copy-ga ee Kooxda Imbagati, Howlgalkaan ayaa lagu sheegay iney isku diyaarinayaan Madaxda Kooxda Imbagati safar ay ku tagayaan magaalada Neyroobi ee dalka Kenya kadib markii halkaasi looga yeeray........... Read More
| Printer Version
Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo Ciideed u Diray Madaxweyanaha Iyo Shicibka Djibouti
October 1, 2008
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu maanta dhambaal hambalyo ah oo ku saabsan munaadibada Ciidal Fidriga u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxweynuhu dhambaalkiisaasi Hambalyada ah waxa uu ku yidhi "Aniga oo ku hadlaya Magacayga , ka Dawlada iyo ka shacbiga Somaliland, waxa aan Adiga , Marwadaada iyo shacbi weynaha ee Jamhuuriyada Jabuuti idiinku hambalyaynayaa Munaasibada Ciidal Fidriga oo soo gaba gabaysay bishii khayrka badnayd ee Ramadaan, waxana aan idin leeyahay Ciid Mubaarak , Kulu Caam Wa Antum Bil Khayr.
Dowlada Ruusha Oo La Wareegtay Howlaha Afduubka Markabka Faina
Ocober 1, 2008
Dowlada Maryekanka oo haatan laba ka mid ah Maraakiibteeda dagaalka iyo ciidamadeeda Mariiniska ah ay ku sugan yihiin meel aan ka fogeyn halka lagu heysto markabka hubka sida ee ay qafaasheen burcad badeeda, ee degaanka Ceel Huur ee degmada Hobyo ayaa ku baaqaday in si nabadgalyo ah lagu xaliyo arinta Markabkaasi, waxaana howlaha lagu furdaaminaayo Markabkaasi......... Read More
| Printer Version
Somali Week Festival 2008 -Thursday, 9 October - Wednesday 15 October
Ocober 1, 2008
Oxford House in Bethnal green in partnership with www.redsea-online.com Language, Culture and Heritage Foundation, Halabuur Centre for Culture and Communication in the Horn (HCCC), Africa Voluntary Youth Committee (HAVOYOCO) and a range of national, internal and local community organisations are pleased to present the Somali Week Festival as a part of Black History Month......... Read More
| Printer Version
Madaxweyne Rayaale Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Laba Masaajid Oo Kala Duwan Ku Kala Tukaday Salaada Ciidal Fidriga iyo Khubadihii Ay Jeediyeen
September 30, 2008
Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa saaka kala qeybgalay kumanaan qof reer Somaliland Salaadii Ciidal Fidriga Masaajidka weyn ee musta-jaamacamaca ee Magaalada Hargeysa. Madxweynuhu waxa uu shacbiga Ilaahay uga baryey inuu ciidan Ciideeda bash-bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo. “Ilaahay Waxaan ugu mahadnaqayaa amniga iyo iimaanka uu dalkeena ugu taliyey........... Read More
| Printer Version
Wasiirka Ciyaaraha Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedaymo Loo Soo Jeediyey
September 30, 2008
Wasiirka ciyaaraha Somaliland Md. Maxamuud Siciid Maxamed ayaa beeniyey in uu ka dambeeyey xadhigii Maxmauud Cabdi Xaamud (Nayn) oo uu sheegay inuu yahay nin u tafo-xaytay isku dirka beesha bariga Sanaag iyo sidii aanay Diiwaangelin uga qabsoomi lahayn deegaanka. Wasiirka oo shalay shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa isaga oo daba socday eedaymo ay md.Cabdiqaadir Jaamac Xaamud.......... Read More
| Printer Version
Rasaas Ayey Is Weydaarsadeen Kooxaha Burcad-badeedka Ee Haysta Markabka waxayna Iska Dileen 3 Maleeshiyo
September 30, 2008
Wararka ka imaanaya gudaha markabka hubka saaran ee afduubka loogu haysto badda Somaliya ayaa sheegaya in halkaasi rasaas ey isku weydaarsadeen kooxaha burcad-badeeda ee haysta markabta islamarkaana iska dileen 3-maleeshiyo. Ilaa iyo iminka la ogeyn sababta keentay in ey dhexdooda islaayaan ayaa sidoo kale ku hanjabay in ey dilayaan shaqaalaha markabka saaran hadii la isku dayo in awood loo sheegto. Madaxfurasho dhan 20-milyan oo dollar ayey sheegteen burcad-badeedu inay doonayaan., waxaana ey horay u beeniyeen lacag lagu sheegay 35-milyan oo doolar in. Shaqaalaha saaran markabkan oo bilowgii ka koobnaa 21-ruux ayaa waxaa iminka isugu soo haray 20-ruux, kadib markii uu wadno xanuun u dhintay sida uu Tv-ga soo wariyay kabtankii markabka oo lagu magacaabay Vladimir Kolobkov.
"Somaliland Hambalyo iyo bogaadin Ayey Ku Muteen 17-kii sano Ee La Soo Dhaafay Ee Ay Ka Badbaadiyeen Halaaga Dadkooda.” Madax/ Ismaaciil C. Geele.
September 30, 2008
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ugu baaqay dalka Koonfurta Soomaaliya ee ay dagaaladu ka socdaan inay ku deydaan xasiloonida Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay inuu taageersan yahay wax-qabsiga iyo nabadgelyada ka jirta Somaliland. Sida waxa uu Madaxweyne Geelle ku sheegay maanta mar uu khudbad ku wajahan munaasibada ciidul fidriga......... Read More
| Printer Version
Prime Minister iyo Somaliland - Part 2
September 29, 2008 - Qoraalkii: Axmed Yuusuf Ducaale
Nidaamka Dawladeena iyo maamulkeenu ku dhissan yihiin wa nidaamka loo yaqaan, "Nidaamka Madaxweynaha " (Presidential System). Runtii, waa waxaad ogtahay makuu sheegaa. Nidamkan Madaxweynaha awooda fullinta waxaa iska leh Madaxweynaha, awoodaas oo Golaha Wasiiradu ka kaalmeeyaan. Waxuu kaga duwanyahay nidaamkan Madaxweynuhu nidaamkii kale ee parlamaanigga ahaa......... Read More
| Printer Version
Xafiiska Wasaarada Maaliyada Ee Gobolka Sool Oo Iridaha Loo Furay
September 29, 2008
Waxaa si rasmi ah loo furay iridaha wasaarada maaliyada ee Gobolka Sool tan iyo intii maamulka Somaliland uu soo gaadhay xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood iyadoo wasaaradani ay kamid ahayd wasaaradaha far ku tiriska ah ee aan ka furnayn Gobolka taas oo ay shacabka magaalada Laascaanood si wayn u sugayeen inay arkaan wasaarada maaliyada oo ka shaqaynayasa Gobolka Sool.......... Read More
| Printer Version
Warar Waabsan
September 29, 2008
"Wasiirka awqaafta ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inney beri Ciid tahay, dalal badan oo Caalamka Islaamiga ahna iyana beri waa laga ciidayaa.....Madaxweynaha JSL ayaa isaguna hambalyo u direy gaar ahaan shacbigga Soomaaliland iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamiga ah, munnaasabadda Ciida......Gudoomiyah Golaha Wakiiladda, Gudoomiyah Kulmiye......... Read More
| Printer Version
Breakaway Region Somaliland Hopes For links With Ireland
September 28, 2008
"The British used to say that we were the Irish of Africa," said Abdillahi M Duale, the foreign minister of Somaliland, a breakaway region that runs along Somalia's north-western coast on the horn of Africa. With a population roughly equivalent to that of Ireland and a history teeming with struggles for independence, the British may have had a point. One difference, however, is that Somaliland......... Read More
| Printer Version
Somaliland Foreign Minister In Ireland To Advance Somaliland's Economic Diplomacy
September 28, 2008
HAVING STEPPED down last week from the board of Circle Oil, Irish businessman John McKeon has turned his attention to oil exploration in Somaliland, a self-governing African region that is seeking international recognition and independence from Somalia. McKeon is one of the promoters of Enex Energy Resources, which has a joint venture with the government of Somaliland........ Read More
| Printer Version