NEWS

TACSI TIIRAANYO LEH :Inaalilaahi wa inaa Ilayhi Raajucuun
May 8, 2008


Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Prof Saciid Maygaag Samatar(Halkan ka akhriso dadka tacsida diraya)

TACSI TIIRAANYO LEH
Inaalilaahi wa inaa Ilayhi Raajucuun

Fuad Ahmed Nuh, Mohamed Dahir Hassan, Ahmed Omar Fahiye, Mohamed Said Saleebaan, Cajiib Saxardiid, Mohamed-Said Osman Jama, Mowlid Mohamed Haddi, Mustafe Mohamed Haddi, Mustafe Muse H. Ali, Abdalle Muse Egeh, Hassan Yaasiin (Nereri), Yasin Ali Hashi Madar, Ahmed Saad Qalinle. Dhammaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Alle Ha u Naxariistee Marxuum Prof. Said Meygaag Samatar oo 07/05/2008 ku geeriyoodey California USA, waxay si gaar ah uga Tacsiyadeynayaan Geerida Marxuumka Mujaahid Prof. Ibraahim Meygaag Samatar iyo dhammaan Qoyska Reer Meygaag Samatar, Marxuumkana waxay Ilaahay uga Baryayaan Jannadii Fardowa, dhammaanteenna samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

*********

Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Wadamada Germany iyo Holland,England iyo gebi ahaanba Jaaliyada Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan tacsi uga dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii iyo ururkii uu gudoomiyaha ka ahaa ee Sopri uu kageeryoodey Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa haka waraabiyee Geeridii naxdinta lahayd ee kutimi Siciid Meygaag Samater oo galabta ku geeryoodey cariga maraykanka,kadib markii uu in mudo ahba xanuunsanayey


1.M/ed Xassan Ducaale
2.Axmed Xaaji Nuur
3.Siciid Axmed Xudur
4.Xaaji Cumar Ciise Liibaan
5.Ibraahim Nuur
6.Cumar C/Kariim Xirsi (Xaaxi)
7.Keenadiid Afxakame
8.Cabdi Jabuuti
9.Mukhtaar Cali
10.Axmed Ducaale (Laaleys)
11.Gargaar Axmed Xirsi (Gaagiriin)
12.Aadan Faarax (Aadan Cade)
13.Xaaji Maxamed Suleymaan
14.Hersi Osman
15.Ciise Aw Maxamuud
16.Aadan C/laahi Hanfi (Suldaanka)
17.Sheekh Ibraahim
18.Xassan Bul-bul
19.Ibraahim Masmas (Cabdi Burco)
20.Faysal C/Laahi Giire
21.Cabdi/Rasaaq (Dhukur)
22.Xassan Kabaydhe
23.Salaad Jaamac Galaydh
24.Mustafe Cunaaye
25.Xaamud C/Laahi Cabdale (Xaamud Gebiley)
26:Siciid Boodadheere
27:Maxamuud Axmed Qaalib (Klabaydh)
28.Yuusuf Ismaaciil.
29.Cali Suldaan (Cali Wajaale)
30.C/laahi Liibaan (C/laahi Maaynis)
26.Cali Ibraahim
27.Sheekh Maxamuud
28.Aadan Hanfi
29Ibraahim Faarax Cali (Joorj)
30.Siciid Cali Faras iyo Qoyskiisa
31.Axmed Nuur Guuleed iyo Qoyskiisa
32.Maxamed Xoogsade iyo Qoyskiisa
33.Aamina M/ed (Aamina Ceerigaabo)
34.Siciid Dakhare iyo Qoyskiisa
35.Xaaji Maxamed Suleymaan
36.Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa
37.Cabdi/Rasaaq (Dhukur) iyo Qoyskiisa
38.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa
39.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun..
Jaaliyada Somaliland ee Dalka Germany.
Somalilandverein@yahoo.de

********

TACSI TIIRAANYO LEH, PROF. SICIID MEYGAAG SAMATAR

UHWA USA Waxay tacsi hawada u Marinsaa Prof. Siciid MEYGAAG SAMATAR oo maanta oo bisha May tahay 7 ku geeriyaday San Jose ee gobalka California ee wadanka maraykanka,
Mujaahid Said Maygaag Samatar, wuxuu tageero weyn u hayay Marshruuca kheryrka ah ee UHWA wado.

Waxaan anaga oo ku hadlaan magaca dhamaan UHWA dibada iyo gudaba aanu Tacsi u diraan,
dhamaan ehelkii iyo asxaabtii uu tagay Marxuun, Siciid.
waxa aanu illaahay uuga baaryaynaa marxuumka naxariis iyo
danbi dhaaf eheledii iyo asaxaabtii uu ka baxayna aduunka meelkasto oosair iyo imaan ka siiyo.
inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

UHWA USA

********

DHAMAAN REER CABDI MUUSE XIRSI WAXA AY TACSI U DIRAYAAN, WADANIGII, DAAHFURIHII URURKA SOMALILAND EE SOPRI, SACIID MAIGAAG SAMARER OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA SAN JOSE, EE WADANKA MARAYKANKA, WAXA AY ILAAHAY UGA BARYAYAAN IN UU JANADII KA WARAABIYO, MARXUUMKU WAXA UU IFKA KAGA TAGAY XAAS IYO SADDEX CARUURA

AMRAN CABDI MUUSE (XAAS)

KENADIID SACIID SAMATER
YUOSSUF SAEED SAMATER
WARSAME SAEED SAMATER

DHAMAANTAYONA SAMIR IYO IIMAAN NAGA SIIYO.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

********

Anigoo ku hadlaaya magaca Jaaliyadda Soomaliland ee Wales,kan xaaskeyga
Amal Cumar Carte iyo magaca Reer Cabdi Carwo , waxaan tacsi u dirayaa
xaaska, ubadka, walaalada, ehelka, qaraabada, uu ka geeriyooday
Aqoonyahanka weyne Siciid Meygaag Samatar oo shalay Arbaca 07/05/08 ku
geeriyooday San Jose, California USA. INNA LILAA WA INAA ILLAYHI RAAJACUUN.
Waxaan sidoo kale uga tacsiyadeynayaa shacbi weynha Soomaliland ee uu ka
baxay Mujaahid weyn oo ku soo kifaaxay aqoontiisa.*

*Marxuum Prof. Saciid Meygaag Samatar waxuu ahaa aqoonyahan, halgamaa ah,
mujaahid aan waxba ka hagran ummadiisa xiligii halganka iyo dibu dhiskii
dalkaba. Waxuu qayb libaax ka qaatay aasaaska urur weynaha SOPRI ee u
tafaxaydan kobcinta horumarka bulsho-dhaaqn-dhaqaale ee dalka hooyo. Waxuu
ahaa udub-dhexaadka abaabulka shirweyne-sanadlaha ah ee SOPRI, laguna
lafoguro wadciga dalka ka jira iyo xal u helidda mashaakilka siyaasadeed,
dhaqaale iyo dhaqanba. *

Waxa maanta Soomaliland ka baxay xidig ka dhex muuqday bulshada, oo u
hibeeyey aqoontiisa si hagar la,aan ah, isagoon cidna abaal iyo manfac ka
rabin. Waxuu ahaa nin af gaaban, gacan furan oo ficilkiisu taabtay darafyada
dalka. Waa mataal ku yar ummadeena, waxaana waajib ah in xus iyo qadaris loo
sameeyo.

*Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu ku mannaysto jannatul fardows,
dhammaanteena samir iyo iimaan.
*

Axmed Carwo
Guddoomiyaha
Jaaliyadda Somaliland Wales
Cardiff
U.K

samotalis@gmail.com

********

Saciid Maygaag Samatar ( Alla ha u naxariistee ) wuxuu ahaa aqoonyahan dalkiisa iyo dadkiisaba ugu jiray kaalin laxaadleh haday noqoto xagga ictitaaf raadinta, xagga horumarinta dalka iyo xagga isu soo dhaweynta siyaasiyiinta waaweyn ee Somalilanad. Waxaa lagu xasuustaa kaalintiisii uu ka qaadan jiray isaga iyo Saaxiibadii amma ay ku abaabuli jireen shirweynaha ururka Sopri oo ah shirarka ugu waaweyn ee ka dhaca dalka dibaddiisa aanay ka soo qayb galaan dadweyne aad u tiro badnaa oo isaga yimaada dalha gudihiisa iyo debeddiisaba. Alla ha u naxariistee wuxuu Siciid Maygaag Samatar ka baxay dhamaan Bulsho weynta Somaliland oo uu ugu jiray kaalin mug len Wxaanan uga baryaynaa Ilaahay inuu Ka waraabiyo Janooyinliisa waaweyn, Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo.

Cabdirisaq Sheekh Ibraahim Kooshin ( ALPHO ).
Cabdiqaadir Cumar Caydiid ( Riig ).
Daahir Cismaan Cali
Axmed Yusuf Ismaaciil.
Samatar Axmed Ismaaciil.
Fasal Aadan Muxumed.
Axmed Cali Riyaale.
Maxamed Cumar maygaag.
Cabdi Abaadir maygaag.
Kulmiye Yusuf Iamaaciil.
Ibraahim Aadan Cilmi
Maxamuud Shulaac.
Cabdiqaadir Sheekh Faarax.
Cabdiraxmaan cali Khayne.
Cali Gab-gable.
Axmed cabdi Dhicis.
Ibrahim Cali Jaamac.
Ismaaciil Cali JIbriil.
Maxamed Aadan Radio.
Maxamed Sheekh Yusuf.
Maxamed cabdi Dhinbiil.
Xasan Faarax cabdi.
Cali Cabdi Ismaaciil.
Cabdikariim Ismaaciil cabdillaahi ( Dheeh )
Cabdillaahi cabdi Ismaaciil.
Jaamac Cabdilaahi Rooble.
Maxamed Ismaaciil ( Biyo dhacay ).
Cabdiraxmaan Aadan Xaniid.
Cabdisalaan Maxmed abiib.
Maxamuud Daahir Siciid.
Cabdi Ismaaciil garow.
Jamaal Cabdilaahi Maxled ( Jamaal Guray )
Xasan Cismaan Cumar.
Siciid Weere.
Cabdiraxmaan Cawlo.
Yaasiin Maxamuud Diiriye.
Jaamac Aw Cismaan Ismaaciil.
Caydaruus Axmed Carte.
Caydaruus Xuseen Huriye.
Xuseen Cabdi Furre.
Cumar Cilmi galaan ( Cumar shube ).
Cabdiladiif Xuseen Maygaag.
Maygaag Xuseen maygaag.
Iidle Xuseen Maygaag.
Ibraahim Cali Yusuf.
Rasiid Cali maygaag.
Axmed Shariif Ismaaciil.
Maxamed cabdillaahi Maxed
Maxed Faarax maygaag.
Rashiid Xuseen Khaliif.
Cabdinaasir daahir Jaamac.
Cabdiraxmaan Shaqalle.
Siciid Cali Indha case.
Koosaar Madar.
Siciid Yusuf Maygaag.

********

: Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

Marxuum Siciid Maygaag Samater oo ku geeryooday Shalay , California - USA.

Marxuum Saciid Maygaag Samatar wuxuu ahaa hal yey magac iyo maamuus ku leh Jaaliyadda Somaliland ee Waqooyiga Amerika, isla markaana ahaa gudoomiyihii iyo aasaasihii ururka SOPRI. Waxan Ilaahay ka baryeynaa inuu Marxuumka Janadii fardoosaad ka Waraabiyo, inagana samir iyo iimaan inaga siiyo. Aamiin - Aamiin – Aamiin. Waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo qarbadii uu ka geeriyooday, dadka hoos ku qoran.

1- Mohamed Biixi yoonis
2- Mohamed Haji Saeed
3- Dr Ahmed Hussein Isa
4- Abdi Hussein Isa
5- Ali yonis (Batuun)
6- Dr Hussein abdillahi Bulxan
7- Mohamed Hashi Maal
8- Mohamed Hussein Askar
9- Mahamud Abdi Elmi
10- Ahmed Ali Sabeyse
11- Abdihakim Haji Saeed
12- Deqa Arab Essa
13- Hassn yonis
14- Dr Mawlid Balayax
15- Abdiaziz Jamac badawi
16- Ali omar Hassan
17- Mahamoud Haji Ali

Abdihakim Saeed

********

WAXAA MAANTA OO AH ARABAC BISHAN MAYNA AY TAHAY TODOBA, KU GEERIYOODAY DALKAN MAREYKANAKA GOBOLKA LA YIDHAAH CALFONIA, MUJAAHID MAAMUS IYO MAGACBA KU LEH JAHLIYADA SOMALILAND EE NORTH AMERICA, MUJAAHIDKAAS OO KA MID AHAA ASSAASAYAASHII SNM EE NORTH AMERICA , QAYB LAXAADLENA KA SOO QAATAY HALKANKII LOOGU JIRAY LA DAGAALAMKII TALISKII AFWEYNE BARRE. MUJAAHIDKAAS OO LA YIDHAAH SICIID MAYGAAG SAMATER. ANAGOO AH DADKA HALKAN KU QORAN OO KALA AH…..


1) ANIIS CABDILLAHI CIISE
2) AHMED MAHADI XUSEEN
3) XUSEEN SEERAR
4) OMAR CISMAAN
5) MAXAMED OMAR NUUR
6) CALI MUSE MOHAMED
7) ABDIRAXMAAN XUSEEN BURCO
8) AHMED SHIIKH FARAX
9) MAXMAED CABDILLAHI CIISE
10) CALI JAMAC
11) MAXMAED JABIYE
12) AHMED IIMAAN
13) JIBRIIL DHEERE
14) XASAN QODAAL
15) FU’AD SAMATER
16) RASHIID XARAF
17) KANADIID KHAAWI
18) IBRAAHIM CABDILLAHI
19) BURHAAN ADAN
20) CALI CALI
21) CABDISALAAN BARUUD
22) CABDIQAADIR BARUUD
23) FOOD AHMED FARAX
24) HOGAD AHMED FARAX
25) AHMED JIRDE
26) IBRAAHIM XARAF
27) RASHIID SALAAN
28) ADAN OMAR ILEEYE
29) XAAJI AHMED INDHACADE
30) AHMED FARAX
31) CALI SEERAAR
32) SHIIKH AHMED
33) SAYID
34) OMAR BIIXI ABDI
35)
IYO DHAMAAN JAHLIYADA REER SOMALILAND EE KU DHAQAN WASHINGTON DC IYO NAWAAXIGEEDU WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOAYSKII IYO EHELADII IYO DHAMAAN REER SOMALILAND GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI MUJAAHID SICIID MAYGAAG SAMATER, WAXAANU ILAAHAY UGU BARYEYNAA IN UU JANADII NAXARIIS KA WARAABIYO REERKIISII AND EHELADIISIINA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO………AMIIM AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

********

Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun
Marxuum Siciid Maygaag Samater oo ku geeryooday Shalay , California - USA.
Marxuum Saciid Maygaag Samatar wuxuu ahaa hal yey magac iyo maamuus ku leh Jaaliyadda Somaliland ee Waqooyiga Amerika, isla markaana ahaa gudoomiyihii iyo aasaasihii ururka SOPRI. Waxan Ilaahay ka baryeynaa inuu Marxuumka Janadii fardoosaad ka Waraabiyo, inagana samir iyo iimaan inaga siiyo. Aamiin - Aamiin - Aamiin. Waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo qarbadii uu ka geeriyooday, dadka hoos ku qoran.
1- Mohamed Biixi yoonis
2- Mohamed Haji Saeed
3- Dr Ahmed Hussein Isa
4- Abdi Hussein Isa
5- Ali yonis (Batuun)
6- Dr Hussein abdillahi Bulxan
7- Mohamed Hashi Maal
8- Mohamed Hussein Askar
9- Mahamud Abdi Elmi
10- Ahmed Ali Sabeyse
11- Abdihakim Haji Saeed
12- Deqa Arab Essa
13- Hassn yonis
14- Dr Mawlid Balayax
15- Abdiaziz Jamac badawi
16- Ali omar Hassan
17- Mahamoud Haji Ali


********

Ina Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Geeri naxdin oo ku timid umadda reer Somaliland oo dhan.


Waxa shalay saacaddu markay ahayd 3:00pm ee wakhtiga Baasifiga (Pacific Time) ku geeriyooday magaalo la yidhaahdo St. Hose oo ku taala Gobolka California ee Cariga Mareykanka, walaalkeen Marxuum Siciid Maygaag Samatar oo ahaan jiray gudoomiyihii ururka SOPRI. Inaa Lilaalhi Wa Inaa Ilayhii Raajicuun. Sabir iyo Iimaan Allah ha inaga wada siiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Source: Cumar Axmad XasanAuthor info
eMail: omerhssn@yahoo.com
City: Minneapolis, MN
Country: USA


********

Alle ha u Naxariistee waxa dalka Maraykanka ku geeriyooday Alle ha u Naxariistee Marxuum Siciid Maygaag Samatar oo ahaa Gudoomiyihii ururka SOPRI.


Marxuumku waxa uu qayb weyn ka soo qaatay Ololihii Aqoonsiga Somaliland iyo qadiyadda Somaliland.

Marxuunka oo ah nin jecal dalkiisa iyo dadkiisaba wuxuu in badan u helaana waxtarka somaliland


Haddii aanu nahay bahda wargeyska Jamhuuriya waxaanu tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu marxuunka ka geeryooday waxaana leenahay samir iyo Iimaan





Aamiin. ……………….. Aamiin……………………………..Aamiin

Saeed Meygag Samater Died this Afternoon; Founder, and President of SOPRI

Saeed Meygag Samater Died this Afternoon; Founder, and President of SOPRI We sadly announce the death of Saeed Meygag Samater, Founder and President of SOPRI.

Saeed died at the Hospital this afternoon with his family and friends at his bed side. Saeed will be buried Friday in Oakland, CA. Saeed has been known as a family man and

fierce supporter of Somaliland causes. His dedication to Somaliland has earned him the

admiration of his friends and communities. We pray to Allah to open the doors of heaven

for Saeed and to give his family and friends the strength they need to bear this difficult time.


Ina Lilahi Waa Ina Illahi raajicuun – Ilaahay haw naxariisto marxuum Saeed Meygag Samater,

dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ha ka siiyo – Aamiin.


On behalf of Somaliland Communities in USA & Canada

********

Somaliland Policy and Reconciliation Institute (SOPRI)

Somaliland Community in Washington DC

Somaliland Community in San Jose, CA

Somaliland Community in Los Angeles, CA

Somaliland Community in Oakland, CA

Somaliland Community in San Diego, CA

Somaliland Community in Seattle, WA

Somaliland Community in Columbus, OH

Somaliland Community in Atlanta, GA

Somaliland Community in Raleigh, NC

Somaliland Community in Charlotte, NC

Somaliland Community in Baltimore, MD

Somaliland Community in Minneapolis, MN

Somaliland Community in Houston, TX

Somaliland Community in Austin, TX

Somaliland Community in Tennessee

Somaliland Community in Toronto, Canada

Somaliland Community in Ottowa, Canada

Somaliland Community in Boston, MA

Somaliland Community in Connecticut

Somaliland Community in New York, NY

Somaliland Community in New Jersey

********

Alle ha u Naxariistee Magaalada California ee cariga Maraykanka ku geeriyooday Alle ha u Naxariistee Marxuum Siciid Maygaag Samatar oo ahaa Gudoomiyihii ururka SOPRI.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Siciid Maygaag Samatar oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka

Marxuumku waxa uu qayb weyn ka soo qaatay Ololihii Aqoonsiga Somaliland iyo Mashaariic badan oo uu ku taageerayo Waxbarashada Somaliland.

Marxuum Siciid Maygaag Samatar waxa uu Gudoomiye ka ahaa Ururka SOPRI oo kaalin weyn ka qaatay u sahlida Somaliland ee xidhiidhyada Dibada.

Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii Jano Ka waraabiyo , qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin. ……………….. Aamiin……………………………..Aamiin


Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland


********

Tacsidan waxa na soo gaadhsiiyay oo diraaya Xisbiga Udub/UK


Written by Hirsi Aw Abdi


Dhamaan xubnaha Guddiga Fulinta ee Udub Uk iyo dhamaan qaybaha iyo taageerayaasha kala duwan ee xisbiga Udub ee UK waxay iyagoo ka tiiraanyeysan Taxsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii marxuum Dr Siciid Maygaag Samatar oo dhawaan ku geeriyooday cariga Maraykanka waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu samir iyo Iimaan ka siiyo iyaga iyo shacbi weynaha Somalilanba, marxuumka dhintayna Illaahay Jannadii ka waraabiyo-Aamiim

Afhayeenka Gudidda Fulinta Udub UK
Xirsi Aw Cabdi Sheikh


********

Inaalilaahi wa inaa Ilayhi Raajucun


Waxaam xalkan Tacsi uga dirayaa qoyskii, Qaraabadii iyo umada somaliland oo dhan ee uu ka geeriyoodey Alle Ha u Naxariistee Marxuum Prof. Said Meygaag Samatar oo 07/05/2008 ku geeriyoodey California USA. Marxuunka ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabsho, dhammaanteenna samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo.



Amiin--------Amiin-----------Amiin

Cabdiraxmaan Aaden Dhamac

The Netherlands


__

Source: Gabiley Net



 
 
Printer Version


 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].