Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Kooxda Imbagati Oo Isku Diyaarineysa Safarka Neyroobi
October 2, 2008


Dhaqaaq Ciidamo ayeey ka wadaan qeybo ka tirsan wadada marta Sayidka, KM-4 ilaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ciidamada Yugandha, kuwa Ethiopia iyo Maleeshiyaadka Copy-ga ee Kooxda Imbagati, Howlgalkaan ayaa lagu sheegay iney isku diyaarinayaan Madaxda Kooxda Imbagati safar ay ku tagayaan magaalada Neyroobi ee dalka Kenya kadib markii halkaasi looga yeeray.Ciidamadaan ayaa dhaqdhaqaaqyadoodan kuwa ugu xooga badan waxa ay ka wadaan Wadada ka baxda Madaxtooyada ee qabata Garoonka diyaaradaha & wadooyin kale oo muhiim u ah ciidamada Shisheeye ee ilaaliya Kooxda Imbagati kuwaasoo kaashamaanay kuwa Copy-ga ee Imbagati, waxeyna baaris xoogan ku hayaan dadka & gaadiidka maraaya wadooyinkaasi.

Waxaana ayaa laga filayaa xiliyada soo socda iney xireen guud ahaan wadada dheer ee Maka Al-Mukara, waxaana la sheegay iney maanta Muqdisho si wadajir ah uga dhoofayaan Madaxda Kooxda imbagati qaarkood, lamana yaqaano waxa xigi doona iyadoo dad badni oo reer Muqdisho ah ay wel wel ka muujiyeen inuu dagaal xoogan dhex maro Xoogaga Xarakada Al-shabaab & kuwaan.

Warar hoose ayaa sheegaya in ay madaxdan tagaya ay ka mid yihiin Madaxa Imbagati Col.C/laahi Yuusuf & Col.Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde),waxeyna ku sii jeedaan magaalada Nayroobi, iyadoo la filaayo iney sii qaado diyaarad laga leeyahay dalka Yugandha.

Howlgallada ciidamada waxa ay ka bilowdeen aroorti hore ee saakay Magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale ciidamadu ay galeen degmooyinka ku dhow dhow Garoonka diyaaradaha oo ay jid walba galeen. Safarkaan ay wararku ay sheegayaan iney maantay Muqdisho kaga baxayaan Xubnahaan & Xildhibaano ku sugan Muqdisho, ayaa lagu macneeyey casumaad ay ka heleen Ururka IGAD.

__

Source: Wadanka










 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp