Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Madaxweyne Riyaale Iyo Waftigii uu Hogaminayay Ayaa La Kulmay Madaxda Dalka France
September 15, 2008

 

Riyaale iyo lataliyaha Sarkozy



Maanta ooy taar iikhdu aheyd 15.09.2008 ayaa waxaa si rasmi ah u bilawdey kulamadii 3 geesoodka ahaa ee uu Madaxweyanha iyo wafigiisu kula kulmeen madaxda sara sare ee dalka France.

Wararkan oo aanu ka heley ilo lagu kolsoonayhey ayaa waxey ii sheegen in ugu horreyntii saaka 10h30 subaxnimo la kul meen taliyaha madaxweyanah Fransiiska Mr Nicolas SARKOZY siyaasada iyo arrimaha Africa , Mr. Bruno JOUBERT, halkaas ooy ku wahelinayeen Frecnch ambassador ee fadhigiisu yahey dalak Djibouti iyo waliba Mrs LAGARD Helan oo ah u qaybasanaha arrimaha dibada faransiiska geeska iyo africa oriantal iyo Ocean India.

Waxa kaloo oo madaxwenuhu kulamo socdey dhawr sacaadood kula yeeshey xarunta wasarada arimaha dibada Mr Mr. Jean DE GLINIASTY oo ah ninka ugu sareeya arrimaha geeska Africa iyo Indian Ocean
Waxaa sidoo kale kulankii uga danbeeyey caawa ay kulayeesheen madaxweynuhu iyo waftigiisu golaha barlamaanka iyo golaha guurtida halkaasna sida ay ii xaqqijiyeen warar lagu kolsoonayhey waxaa halkaas dhambaal hambalyo ku guddonsiiyey madaxweynaha iyo waftiigisa senator DUVERNOIS Louis iyo senator JOSSELIN Charles ay uga sideen 2 madaxeyne kan barlaamaka iyo kan sanator da
waxaa halaakaas kana soo baxey wax yaabo runtii tilmaamaya isku soo dhawansho iyo fahan ah xaga siyaasada, dhaqaalaha iyo dimuquraadiyada ay somaliland ku taalabsatey labada shacabna faaiido u leh waxey na ku balan qaadeen iney ka siin doonaan ama kala shaqeyndoonaan midawga yurub sidii fiirro gaara loo siin lahaa somaliland oon marna maanta haba yaraate la la simi karin inteeda kale somaliya waxaana nasiib darro ah bey yiraadeen in mararka wax laga qorayo somaliya ayna media qaarkood kala cadeyn in somaliland iyo somaliya kala yihiin laba meelood oo ku kal duwan siyaasada amniga iyo horumarka ay gaadhey somaliland, waxeyna ku balan qadeen iney iyaga qudhoodu iman doonaan somaliland indhahoodana ku soo arki doonaan mustaqbal ka dhaw.

 

Riyaale iyo lataliyaha Sarkozy
 

Riyaale iyo lataliyaha Sarkozy

Riyaale iyo lataliyaha Sarkozy

Riyaale iyo lataliyaha Sarkozy

Riyaale iyo lataliyaha Sarkozy


__

Source: Hadhwanaag News



 

 

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp