Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Budhcad Badeedii Puntland Ayaa Xalay...
September 18, 2008

Budhcad badeedkii ayaa xalay Markab laga leeyahay Greek ku afduubtay xeebta gacanka cadmeed, unala kacday xeebaha Puntland, sida la filayo magaalada Ayl. Markabkani waa kii 13-aad inta 2 bilood la afduubay, waana kii 55-aad intii afduubka maraakiibtu bilaabmay. Todobaadkii dhawaa ayaa Midowga Yurub go'aamiyey in la habeeyo hawlgal Milateri oo lagula dagaalamo budhcad badeedka.

Dowlada Spain ayaa todobaadka soo socda soo diraysa dayuurad hawada ka ilaalisa maraakiibta maraysa mariin badeedyada halkaa ka dhow; taas ooy saaranyihiin ciidan 90 ahi saldhigooduna noqon doono Wadanka Djibuuti.

Waxaa xusid mudan in ciidamada Fransiisku todobaadkan badbaadiyeen 2 muwaadin op Fransiis oo afduub loogu haystay Buuralayda Xaafuun. Nin budhcadii ka mid ahaa oo halkaa ku dileen ciidamada fransiisku ayey meydkiisii ku wareejiyeen maamulka Puntland, 6 ay qabteena Paris ayey maxkamad ku saarayaan. Waa mar labaadkii ay Fransiisku hawlgal noocaas ah ay ka galaan Xeebaha Puntland.

Somalilandhorta
 










 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp