Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Waraar Waabsan
September 21, 2008


Qaraxii shallay ka dhacay, Hotel Mariott, Islamabad, Pakistan dhimashadu waxay sii maraysaa iyadoo sii kordheysa 54, halka dhaawacuna gaadhay ilaa 400 oo qof ilaa imika. Safiirkii Jamhuuriyada Chez Republic ayaa la sugay inuu dhimashada ku jiray.

Ehud Olmert Wasiirkii Kowaad ee Israel ayaa maanta xilkii kadegay; xilkaas oo ay qaban doonto Tzesi Libni, oo ahayd wasiirkiisii Arrimaha Dibbada. Olmert wuxuu iska daafici doonaa eedo la xidhiidha musuqmaasuq oo lagu soo oogay.

C/Laahi Yuusuf ayaa shallay soo saaray Dekreeto uu kaga mabnuucayo dayuuradaha gaarka loo leeyahay inay kasoo degaan madaarada Soomaaliya. Waxaa la is weydiinayaa madaaraduu xukumaa halkey ku yaalaan?

Isla shalay wuxuu soo saaray Dekreeto kale oo uu ku mabnuucayo Passportkii Soomaaliya ee hore, hadii la gaadho 30 september 2008. Isla markaana uu leeyahay waa in lagu dhaqmaa wuxuu ku tilmaamay 'E-Passport' oo ah ka cusub ee ay soo saartay Empagati waxaa dadku is weydiinayaa hawlahan waxaa iska leh fullinta ee halkuu C/Laahi kasoo galaa ?

40 oo oday ayaa Ayl ka soo saaray baaq ay ku amrayaan budhcad badeedu in ay ka baxaan magaalada, maraakiibtey haystaana sii daayaan. Waxaa is weydiin leh awooda baaqaa lagu hirgelinayo. Waa goorma? Waa goor Puntland loo bixiyey Budhcadland.

Heshiiskii isbahaysigga qaybta Jabuuti iyo Empagati uga socday jabuuti, illaa immika waa la is mari laayahay.








 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp