Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Komishanka Doorshooyinka Qaranka Oo Shan Xafiiska Oo Ay Ugu Tao-geleen Diiwan-gelinta Ka Furtay Maanta
September 22, 2008


Komishanka Doorashooyinka Qaranka somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furtay shan xafiis magaalada hargeysa kuwaas oo ay ugu talo galeen in ay ku fuliyaan hawlaha diiwangelinta ee 14/10/08 ka bilaabmaysa dalka oo dhan.

Munaasibadii lagu furaayay xafiiskii ugu horeeyey shanta degmo ee ay caasimadu ka kooban tahay oo lagu qaybtay xafiiska degmada Ibraahim kood-buur ee magaalada Hargeysa waxaa ka soo qayb galay gudoomiye ku xigeenka komishanka doorashooyinka qaranka Md Cali Maxamed Cabdele (Biikalo), Gudoomiyaha gudida diiwangelin ee komishanka doorashooyinka Md Ismaaciil Muuse Nuur iyo masuuliyiin ka kale socday Sadexda Xisbi Qararan iyo wasaarada Arimaha Gudaha. Hadal uu ugu horeyn halkaa ka jeediyey gudoomiiye ku xigeenka komishanka doorashooyinku waxaa uu ku sheegay in ay tahay diiwan gelintu islamarkaana maadaama oo ay tahay wax ku cusub dalka in loo baahan yahay si loogu guulaysto hawsha in laga wada hawl gelo ka midho dhalinteeda shacab, xisbi , komishan iyo xukumadba wxaana uu halkaa kaga dhawaaqay gudoomiye ku xigeenka komishanku in maanta si rasmi ah ay uga furteen shanta degmo ee caasimadu ka kooban tahay shan xafiis oo ay ugu talo galeen in ay ku fuliyaan hawlaha diiwan gelinta ee foodda inagu soo haysa, sida oo kale waxaa isna munaasibadan lagu fureyey xafiisyada komishanka ee caasimada ka hadlay gudoomiyaha gudida diiwangelinta ee komishanka doorashooyinka qaranka md Ismaaciil Muuse Nuur, waxa uu aad uga sheekeeyey gudoomiyuhu faa?idada ay leedahay diiwangelintu taas oo ku tilmaamay in ay doorashooyinkeena ay ka dhigi doonto wax cad oo aan lagu murmin, islamarkaana waxa uu shacab reer somaliland guud ahaan u soo jeediyey in maalinta lagu dhawaaqo bilawga diiwan-gelinta ay si wadaniyadi ku dheehantahay iskugu soo baxaan oo ay is diiwan geliyaan waxa kale oo uu xusay Md Ismaaciil Muuse Nuur in ay diiwangelinta ay garab socodto kaadhka aqoonsiga muwaadiniinta Somaliland taas oo ah uu yidhi waxa lagu farxo in maanta aynu higsanayno wax ay kaga duwan yihiin dadkeenu dadyowga afsomaliga ku hadla ee iskaga nool dalkeena

__

Source Qaran News


 









 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp