Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Somaliland Oo Ka Qaybgashay Shirka Baarlamaanada Afrika Uga Furmay Yugandha
September 23, 2008


Dawladda Somaliland ayaa lagu martiqaaday oo ka qaybgashay shir Baarlamaanada 13 dal oo afrikaan ah uga furmay caasimadda Dalka Yugandha ee Kambala.

Shirkan oo shaqaalaha baarlamaanada dalalkaasi uga bilaabmay Yugandha, Waxa Somaliland uga qayb gashay Farax Ibraahim Gamuute oo ka tirsan shaqaalaha Golaha Wakiilada oo u ambabaxday doraad caasimada Uganda ee Kampala.

Shirkan waxa ay shaqaalaha Baarlamaanada Africa ku baran doonan xidhiidhka Tiknoolajiyada iyo xoojinta xidhiidhka siyaasiyiinta iyo dhismaha Tiknoologiyada sidoo kale waxa lagaga hadli doonaa sidii jaangoyn ay dadka talada ka go’daa horumarin ugu samayn lahaayeen dalalkooda dhinacyada, Caafimaadka Beeraha, Deegaanka iyo isbedelka cimilada iyagoo cilmiyeynaya.

Shirarkan waxa si rasmiya u faray afhayeenka baarlamaanka dalka Uganda Hon. Edward Ssekandi Kiwanuka waxaana soo abaabulay machadka daraasadka siyaasada Technology’yada Africa (ATP’s) iyo xarunta horumarinta sayniska SCIDEV iyo xafiiska baarlamaanka ingiriiska u qabilsan sayniska iyo Technology (Post)

ka qaybgalka shirkaasi ay ka qaybgashay xubin ka mida shaqaalaha baarlamaanka Somaliland waxa suurtagaliyey ururka wadaniga ah ee reer Somaliland ee fadhigiisi yahay Hargeysa ee horumarinta adeega bulshadda SDS, waxaanu socon doonaa muddo Afar cisho ah.

__

Source: Gabiley Net



 









 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp