Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Khilaafka Kooxda Imbagati Oo Gaaray Heer Kala Guur Ah
September 24, 2008


Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Madaxda Kooxda Imbagati uu khilaafkii u dhaxeeyay uu sii xoogeystay kadib markii maalintii shaley uu uu qoraal dib ugu celiyay Gudoomiyahay Barlamanaka Sheekh Aadan Madoobe, Madaxa Kooxda Imbagati qoraalkaasoo nuxurkiisu xambaarsanaa in aysan Xildhiaanadu aqbaleyn in 10-ka Wasiir dib ugu soo noqdaan Xukuumada Nuur Cadde, waxaana la sheegay in Col.Claahi Yuusuf uu qoraal la-tashi gudbiyey Maxkamada sare taasoo sababi karta in xiisadani ay gaarto meel aysan dib uga soo noqon karin isla markaasn ay wada shaqeyntii dhinacyadaani ay halkaasi ku soo af jaranto

Xubno ku dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Col.C/laahi Yuusuf uu hadda rumeysan yahay in Gudoomiyaha Barlamanka oo siyaasad ahaan horey aad isugu dhowaayeen ay hadda siyaasada ku kala tageen, waxaana murankaan u dhexeeya xubnaha ugu sareeya dowlada Imbagati u soo marey heerar kala duwan kuwaasoo kala ah:

a) In lala xisabtamo Xukumada Nur Cadde.
b) In codka kalsonida loo qaado Xukumada Ra'isal wasaaraha DFKMG ah.
c) Ogalanshaha ama diidamada in dib loo soo celiyo 10 Wasiir iyo 3 Wasiir Ku-xigeen.
d) Moshin ka dhan ah Col. C/laahi Yusuf sidii loo meel marin lahaa yo kuwa kale oo fara badan.

waxaana la sheegay in hirgelinta mashaariicdaasi lagu bixiyay dhaqaalo badan ilaa hal milyan oo doolarka Mareykanka ah, kuwaasoo loo qeybiyay Xildhibaanada Baarlamaanka kadib markii ay is qabteen Col.C/laahi Yuusuf & Col.Nuur Cadde, iyadoo dhaqaalahaasi la sheegay inta badan inuu bixiyay Madaxa Kooxda Imbagati si uu helo hleo taageerada inta badan xildhibaanada, inkastoo labada dhinac ay waayeen tiradii uu u baahnaa inuu ujeedadiisa ku gaaro, Xildhibaan ka tirasan Baarlmaanka ayaa sheegay " Mooshin walba oo la horkeeno Baralamanka waxaa dabada ka riixaya mid kamid ah mas'uuliyiinta sare ee DFKMG ah kuwasoo ku baxsha lacago farabadan." Khilafkaan siyaasadeed ayaa laga yaabaa in sidoo kale lagu bixiyo lacago farabadan oo shacabka Soomaaliyeed cashuuro looga qaadey ama kaalmo dhaqaale u siiyeen wadamada deeqda bixiya ay mas'uuliyiintan ku iibsadaan codadka Xildhibanada Barlamanka DFKMG ah.

Sida ay ka qortay warbixin Wadanka Somalia maalintii shaley hay'adda Transparency International waxaa lagu tilmaamay inuu noqdey wadanka ugu musuq-masuqa badan.

__

Source: Wadanka









 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp