Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Waraysiga Ay BBC-du La Yeelatay Madaxweynaha Jamhuuriya Somaliland Md. Daahir Rayaale Kahin
September 25, 2008

Halkan ka dhagayso

Madaxwaynaha Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maalmihii ugu dambeeyay wuxuu socdaal ku marayay dalal dhowr ah oo ka mid ah qaaradda Europe.

Wuxuu soo marayay dalalka Faransiiska iyo Jarmalka iyo Britain oo hadda uu ku sugan yahay magaalada London.

Yuusuf-Garaad, ayaa la kulmay madaxwaynaha Somaliland, la yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya, waxaana marka hore uu waydiiyay socdaalkiisa wadamada uu ku soo maray waxa uu kala kulmay.

Wuxuu madaxwaynaha Somaliland ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin doorashada Somaliland, arrimaha burcad badeeda iyo dadka doomaha isku biimeeya.

Wuxuu sheegay in Faransiiska uu u tagay arrimo la xiriira sidii looga caawin lahaa in ay sii wadaan dadaalka ay badaha Somaliland kaga hor istaageen burcadeed in ay isticmaalaan iwm.

Dalka Jarmalkana, wuxuu xusay in uu u tagay howlo caafimaad.

__

Source: BBC Somali Service





 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp