Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Gudida Dhexdhexaadinta Garabyada Xisbiga Kulmiye Oo Ku Dhawaaqday Natiijadi
Iyo Dhinacyada Isku Hayay Oo Jawaabo Kala Duwan Ka Bixiyay
September 25, 2008

Gudidii dhexdhexaadinta ka dhex wadey dhinacyadii Xisbiga Kulmiye ee ku kal cadhoodey Shirkii Burco, ayaa xaley shir,jaraaid oo ay ku qabteen Huteel Ambasador Magaalada Hargeysa ka sheegey Go,aamadii iyo soo jeedimihii ay kasoo saareen Dhexdhexaadintii ay ka dhex wadeen khilaafka Xisbiga Kulmiye.

Gudidan oo ka koobnaa sideed Xubnood waxey Khilaafkaasi kasoo saartey laba qodob oo go,aamo ah iyo soo jeedimo.

Hase yeeshee, intii aaney gudidu akhriyin qoraalkooda waxa hadal hordhac ah oo uu kaga waraamayo qaabka ay wax u dhexaadiyeen halkaa ka jeediyey Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (gaariye)oo isagu gudida Gudoomiye u ahaa wuxuna yidhi"gudi ahaan mudo ayaanu kusoojirney howshan dhexdhexaadinta kadib markii ay labadaa dhinac ee is hayey naga codsadeen inaanu dhexdhexaadino kalsoonina ay nagu siiyeen waxaanu dhexdhexaadineynaa waa wax siyaasiya oo aan sharci laysku eegeyn ee laysku eegayo sidii wax laysugu soo jiidi lahaa gooni gooni baanu ugu tagney, iyagoo isku dhana waanu la kulaney qolo kastana xogwareysi baanu la yeelaney afkaartoodiina waanu dhageysaney anagoo ka duuleyna sidii xisbigaasi ugu biiri lahaa labada xisbi ee kale,tartankana uga qeyb gali lahaayeen iyagoo mideysan ayey ujeedadyadu aheyd labada dhinacna waxaanu uga mahad celineynaa siddii wanaagsaneyd ee ay noogu warameen kalsoonidoodana noo siiyeen mar hadaanu anagu go,aamadii soo bixiney Suaalo aanu ka jawaabeynaa majirto,waxa kale oo aan doonayaa inaan kahadlo arin kale oo i khuseysa oo kaftan ah waxaa lagaa yaabaa inaad is tidhaahdaan gaariye ma Kulmiyuu galey,waxaan taa ka odhanayaa anigu meeshii gurmad layga baahdo ee umada loogu gurmanayo waan tagayaa ee xisbina ma ahi "Ayuu yidhi Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (gaariye) intaa kadibna Gudidu waxey nakhriyeen qoraalkooda
"Gudidda dhexdhexaadinta khilaafka golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, oo ay magacaabeen dhinacyadii uu u dhexeeyay khilaafkii ka dhashay doorashadii murashaxiinta shirkii golaha dhexe ee Burco, kalsoonina u siiyay inay sullux iyo isu soo jiidad dabadeed ka soo saaraan go’aan lagu xalinayo khilaafkaas laguna midaynayo Xisbiga iyo golihiisa dhexeba.

GUDDIGU: Isaga oo ka duulaya kalsoonida lagu siiyay dhamaystirka khilaafkaas maskaxdana ku haya in xal waara loo helo khilaafkaa ka dhashay shirkii golaha dhexe ee Burco.

Guddigu isagoo muddo rog-rogayay, dhegeystayna dhinacyada khilaafku u dhexeeyey doodahooda oo murtida gundhigeedu ahaa dhinac leh:
-Waa in shirkii golaha dhexe dib loogu celiyo, maadaama laba murashax iyo tiro xubnaha golaha ah oo ka maqan la doortay musharixiintii Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Xisbiga ee doorashada dhaw.
Dhinaca kale oo ku doodayay:
-Shirkaasi wuxuu ku dhamaaday si sharciga Xisbiga waafaqsan, musharaxiintana lagu doortay, sidaa darteedna lagu celin maayo, wixii kale ee tabasho ah wax ka qabashadeeda iyo xalinteedana diyaar baanu u nahay.

Guddigu markuu baadhis dheer ku sameeyay sidii wax u dhaceen maalintii u danbaysay wuxuu ogaaday in shirka oo furmi lahaa 23/08/2008 maalin dib loo dhigay laba xubnood oo ka maqnaa hogaanka Xisbiga isla markaana uu furmay 24/08/2008. sidoo kale maalintii u danbaysay shirka ay ka maqnaadeen laba musharax oo u sharaxnaa jagada Madaxweyne-ku-xigeenka iyo taageerayaashooda oo ka cabanayay waxyaabo ay tabanayeen, hase yeeshee aan loo joojin shirka.

Waxay guddiga ula muuqatay in caado shirka lagu soo waday maalintaas aan lagu dhaqmin, taasoo eedeeda ay dusha ka saaran tahay shirgudoonkii golaha dhexe iyo hogaanka Xisbiga.

GUDDIGU: Isaga oo ka duulaya Maslaxadda Xisbiga, tixgelinayana wadajirka iyo midnimada Xisbiga waxa uu soo saaray Go’aamadan:

1.Wuxuu go’aaminayay in go’aanadii ka soo baxay shirkii golaha dhexe ee Burco sidoodii loo daayo, lana Ixtiraamo, marka laga reebo sixitaan iyo dheelitir lagu sameeyo guddiga fulinta ee Xisbiga.
2. Marka qoddobka hore la dhamaystiro ee ay tanaasulaan musharixiinta jagada M/weyne-ku-xigeenka, ee dhinacyada gacanta la isu saaro in la qabto shir xisbiyeed, turxaan bixineed oo xisbiga la isku raaciyo.

SOO JEEDIN:

A) - In mustaqbalka marka Xisbigu talada ku guulaysto uu wax ka bedelo qaab dhismeedka dawladeed ee hadda dastuurku tilmaamayo, isla markaana la abuuro jagada Ra’iisal wasaare awood leh, si talada dalka looga wada muuqdo. Taasoo wax weyn ka taraysa wada jirka iyo midnimada dad ahaaneed iyo dhul ahaaneed ee dalka. Diyaarinta qaabka uu u isbedelku yeelanayo iyo fulinta xilkaas waxa u xil saaran gudoomiyaha Xisbiga iyo shirgudoonka golaha dhexe, waxaana la galinayaa barnaamijka Xisbiga.

B) - In labada murashax ee aan nasiibka u yeelan in loo doorto jagada M/weyne-ku-xigeenka oo ah Odayaal aad ugu culus xisbiga Maqaam sare laga siiyo hogaanka iyo talada Xisbiga.

Guddigu: Isaga oo Ixtiraamaya dhinacyada magacaabay, wuxuu ku talinayaa inay raacaan go’aankan ay danta u arkeen kuna salaysan maslaxada caamka ah ee Xisbiga.

XUBNAHA GUDDIGA GO’AANKA SOO SAARAY:
1. Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) -Gudoomiye
2. Maxamuud Ibraahim Axmed (Sandheere) –Xog-haye
3. Maxamed Jaamac Cabdi –Xubin
4. Shariif Abokor Dhuuxyar –xubin
5. Dr. Ismaaciil Cali Jaamac –Xubin
6. Eng. Cabdi Biixi Taar-wale –Xubin
7. C/laahi Carab Ismaaciil –Xubin
8. Sh. Khaliil C/laahi Axmed –Xubin.”

Gudidda dhexdhexaadinta khilaafka golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE, oo ay magacaabeen dhinacyadii uu u dhexeeyay khilaafkii ka dhashay doorashadii murashaxiinta shirkii golaha dhexe ee Burco, kalsoonina u siiyay inay sullux iyo isu soo jiidad dabadeed ka soo saaraan go’aan lagu xalinayo khilaafkaas laguna midaynayo Xisbiga iyo golihiisa dhexeba.

Dhinaca kale waxa go,aanadan gudida dhexdhexaadinta Xisbiga Kulmiye markiiba ku qancey dhinaca aqlabiyada XIsbiga ee taageersan Axmed siiraanyo halka ay ka qaadaceen C/raxmaan aw Cali ,Cumar Duxood,Maxamed X.maxamuud iyo Dhagaweyne

__

Source: Gabiley Net

Somaliland
Emblem

Hargeysa
Somaliland

Dadweynaha
Reer Somaliland

Somaliland
Passport

Somaliland
Map

Somaliland
Stamp

Somaliland
Stamp