Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Warar Waabsan
September 29, 2008


Wasiirka awqaafta ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inney beri Ciid tahay, dalal badan oo Caalamka Islaamiga ahna iyana beri waa laga ciidayaa.

Madaxweynaha JSL ayaa isaguna hambalyo u direy gaar ahaan shacbigga Soomaaliland iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamiga ah, munnaasabadda Ciida.

Gudoomiyah Golaha Wakiiladda, Gudoomiyah Kulmiye iyo Gudoomiyaha UCID ayaa iyaguna hambalyo udiray munaasabada Ciida, shacbigga S/Land iyo caalanmka Islaamigga ahba

2 Xildhibaan oo kasoo jeeda Sanaag Bari ayaa ku baaqay in xilka laga qaado Wasiirka ciyaaraha iyo Wasiirka Kaluumaysiga iyaga oo ku eedeynaya innay ka danbeeyeen xadhigga Maxamuud Cabdi Xaamud (nine).

2 weerar oo xoogleh ayaa lagu qaaday Villa Soomaaliya Shallay illaa maanta.

C/Laahi Yuusuf Nuur Cadde, Sheekh Aadan Madoobe iyo xubnaha barlamaaanka empegati ayuu ururka IGAD ka codsadday inney dhamaan Neirobi yimaadaan, 1 Oct; halkaas oo ay shirku leeyihiin Wasiirada Arrimaha Dibadda ee urarka IGAD.

Markabkii Yukreyn laga lahaa waxa ku soo biiraya maraakiibtii hore ee illaa lineysay, Maraakiib cusub oo ka tirsan Ciidamadda Badda ee Mareynkanka .

Warar cusub oo soo baxay ayaa sheegaya hubka markabkaasi sidaa inuu u socday koonfurta Suudaan, inkastoo Kenya ayku adkeysanayso in ay hubkaa iyadu leedahay.

Raali gelin : Somalilandhorta waxay raali gelin u gudbinaysaa Maamulka Garoobe oo ay shallay u aaneysay budhcadda markabka ukreyn lagga leeyahay haysata .

Warar cusub oo ay heshay ayaa sheegayaa in ay budhcadaasi ka soo jeedo Maamulka Gal-Mudug.

Guddoomiyihii Is-Maamulka Soomaalid ee Etoobiya ayaa maanta xilka lagga xayuubiyey

Somalilandhorta



 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp