Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Guddoomiye-ku-xigeenka 1'aad ee Baarlamaanka Kiiniya oo Deeq Waxbarasho u fidiyay Arday Reer Sool ah
January 3, 2010


Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Kiiniya ayaa deeq waxbarasho Caafimaad u fidiyay Arday Reer Somaliland, gaar ahaana u dhalatay Gobolka Sool.
Deeqdan uu Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Kiiniya oo ka kooban shan Arday oo baran doona Cilmiga Dhakhtar ee Dadka iyo shan Arady oo kale oo iyaguna baran doona Cilmiga Dhakhtarka Xoolaha.

Deeqdan Waxbarasho ayaa ka dambaysay ka dib markii uu Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Kiiniya Mudane Faarax Macalin dhawaan socdaal ku yimid Somaliland, isla markaana uu is-bar-bar-dhigay Heerka Waxbarasho ee Gobolka Sool iyo Awdal ay ku dhalatay in Ardayd Reer Sool u baahan yihiin Waxbarasho tayo leh sida uu BBC-da u sheegay Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax.

Maxamed Faarax wuxuu sheegay in Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaaka Kiiniya uu isagu jeebkiisa ka bixin doona kharashka ku bixi doona Ardaydan isla markaan uu ka faala-qaadan doono muddada ay ku jiraan Waxbarashada.Waa markii ugu horaysay ee Sarkaal ka tirsan Dowladda Kiiniya deeq Waxbarasho u fidiyo Arady Reer Somaliland ah.

Dhinaca kale, Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland wuxuu sheegay inuu Faarax Macalin gacan ka gaysan doono sidii Gobolka Sool, gaar ahaan Magaalada Laas-caanood ay u heli lahayd Biyo Macaan, isagoo u soo diri doona khubaro soo qiimaysa xaalada Biyaha ee Gobolka Sool.


Source: Waaheen







 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp