Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Dagaalkii Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Khawaarijta oo lagu kala baxay; intee Khawaarijta laga diley, maxaase laga qabsadey?
January 3, 2010


Dagaalkii maanta oo Ciidamada Kumaandoosta ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay ku qaadeen kooxaha Khawaarijta ee saakey weerarka gaadmada ah ku soo qaadey Magaalada Dhuusamareeb ayaa gebi ahaanba lagu kala baxay.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya jiidda hore ee dagaalka, waxaa saacado ka hor hilfaha loo qaadey kooxaha Khawaarijta, iyadoo ay Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ku muquuniyeen awood milateri, iyadoo saacadba saacadda ka danbeysay ay Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca baddalayeen Istaraatiijiyadda Dagaalka, farsamada iyo Khidada Milateri.

Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Saraakiisha hoggaaminaysay oo ahaa kuwo khibrad dheeraad ah u lahaa khidadaha Dagaalka iyo hawl-gelinta Ciidamada sida qummaatiga u dagaalama ayaa Khawaarijta tusay holac naareed, kuwaasoo Khawaarijtii baray cashar cusub oo ay bari doonaan carruurtooda.

Dagaalkii maanta ayaa looga saarey gebi ahaanba magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobalka Galguduud, waxaana dagaalkii maanta looga dilay in ka badan 50 Baqtigoodii, halka laga dhaawacay in ka badan 70. Waxaa kaloo dagaalkii maanta looga qabsadey in ka badan 5tikniko ah, iyadoo qoryaha caadiga looga qabsadey ay ka badnaayeen 120 Qori. Maydadkii maanta laga laayey ayaa waxaa ku jirey Ajaanib fara badan. Ilaa imminka ayaa la sii baacsanayaa Maleeshiyada Khawaarijta iyagoo intii ka hartey ay u carartay halkaas iyo Ceelbuur.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa hadda xasilan, waxaana ka taliya Maamulkii Culimada Ahlu-sunna Wal-jaamaca, wax walba sidoodii ayey ku soo laabteen, waxayna Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca bilaabeen in ay Magaalada Gaaf-waregaan.






 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp