Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

News Monday, March 08, 2010 Sidee looga dhigay Mowliidka Nabiga NNK ha ahaatee Magaalada Turku ee Waddanka Finland.



Waxaa Maantay oo ah Maalin Sabti ah kuna beegan 06/03/2010 lagu qabtay Magaalada Turku ee Caasimadd labaad ee Waddanka Finlad Mowliidkii Nabiga NNK ha ahaatee , kaas oo si heer sare ah loo soo qaban qaabiyey.

Ugu horreyntii Waxaa Hadallo soo dhaweyn ah Xafladda ka soo jeediyey Sheekha Da´da yar ee Magalada Turku Sheekh Haashim Sheekh Yuusuf Direed, isaga Mikarafoonka ku soo dhaweeyey Xiriiriyaha Xafladda Sheekh Maxamuud Maxamed Cali (Sheekh Guriceel).

Xafladda Waxaa lagu furay Aayado Qur´aan ah oo uu halkaa ka Akhriyey Sheekh Cali Dhaaha Al-Orami oo ka mid ah Dhallinta ku dhalatay Waddnka Finlad.

Markaa ka dib Waxaa lagu xijiyey Salliga Nabiga NNK ha ahaatuu ee sida Caadada u aheyd Ahlusunna waljamaaca meel kasta oo aay joogaan aysan weligood moogaan , Salligaas oo uu halkaas ka qaadayey Sheekh Xasan Sheekh Cumar iyo Macallim Xasan Rooble , Ka dibna waxaa isna halkaas Kalmado kooban oo ku baxaya Afka Carabiga kana hadlaya Dhalashada Nabiga NNK ha ahaatee halkaas ka soo jeediyey Dr. Rashiid Sheekh Maxamed .

Sidoo kale waxaa isna Rasaala taa ka ag dhow kuna baxaeysa Luqadda Ingiriiska halkaas ka soo jeediyey Dr. Maxamed Khaliif , halka Sheekh Cali Dhaaha Al-orami uu isna ku soo jeediyey Luqadda Finishka sida aay u wanaagsan tahay Xafladaha loo sameeyo Dhalashada Nabiga NNK ha ahaatee.

Intaa wixii ka dambeeyey waxaa la guda galay Muxaadarooyinkii loogu tala galay Xafladdaas iyada oo ugu horryen lagu soo dhaweeyey Fadiilatu Sheekh C/Risaaq Yuusuf Aadan oo ka mid ahaa Mashaa´ikhdii Mowliidka Nabiga NNK ha ahaate ug timid London isga a codsi Dadweyne awgiis mar labaad halkaas ka Muxaadareeyey taas oo aay Ka soo qayb galayaashii Xafladdu si aad ah ugu maqsuudeen.

Ugu dambeyn
tii waxaa iyana laba Muxaadaro oo isku xigta halkaas ka soo jeediyey Mashaa´ikhda kala ah:- Sheekh C/Raxmaan Mire Jimcaale iyo Sheekh Xuseen Baardheere oo Mowliidkaas uga yimid Waddanka Sweden.

Xafladdaas oo aay ka soo qayb galeen Culumo iyo dadweyne aad u fara badan waxeey ku dhammaatay Jawi wanaagsan iyada oo aay ka soo qayb galeen TV-Caalami ah , kuwa soomaali , iyo Jornaalistayaal fara badan oo ka socda Webside yada Soomaalida.

Khatimkii Xafladda Waxaa ka duceeyey Sheekh Xasan Sheekh Gacmagaab oo isna ka yimid London Waddanka Ingiriiska , halka Khatimkii Xafladduna uu lahaa Sheekha Magaalada Sheekh Haashim Sheekh Yuusuf Direed.

Xaafiiska Wararka Shaaficiyah Turku Finland
Source:




 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp