WAXKALAA KA SALAG LEH INA SAALAXOW NABAD
Wednesday 11th of April 2012 07:21:58 AM
|
|
Durduradii iyo durbaanadii shirkii dib-u-hesiisiinta Soomaaliyeed waataa inoo horseeday in duhur dharaareed dowladdii dalka iyo dadka lagu aam [Read More] |
|
What some call it an attack; others call it an advice-part-1 PDF Print E-mail Written by Ibrahim Mead
Saturday 18th of February 2012 08:50:09 AM
|
When some one is in the thick of wronging (his base) others and drifting Somaliland off the rail, and his close advisors tell him, "You are good, you are right, you are doing the right thing" the r [Read More] |
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Cadaw Inuu Somaliland U Sameeyo U Badheedhay Golaha Wasiiraddana Ku Riixay Ansixinta Xeer Ogolanaya in Budhcad Badeeda Soomaaliya Somaliland Lagu Maxkamadeeyo Laguna Maxbuuso
Saturday 18th of February 2012 08:49:09 AM
|
Fadhigii golaha Wasiiradda ee todobaadkii hore ayaa golaha wasiiraddu waxay ku ansixiyeen xeer u fasaxaya Maxkamadaha Somaliland iyo xeer ilaalinta qarranka in lagu xukumo dabadeedna lagu maxbuuso [Read More] |
|
Dabarka Iyo Xadhigii Goosatay Yaa U Diga Maanta
Saturday 18th of February 2012 08:47:48 AM
|
|
Dabarku waa xadhig ama qalab kale oo loogu talo galay in uu hakiyo socodka ishinka sida awrta iyo fardaha; awrka ama ratiga waxa loo adeegsada in lagu guuro ama reerka loogu dhaamiyo, sababta habee [Read More] |
|
Madaxweyne Siilanyo: XILKA TIRI – DEG DEG
Wednesday 25th of January 2012 09:50:57 AM
|
Maqaalka aan maanta ka akhriyey Jamhuuriya ee Axmed Yusuf Yaasiin kaga hadlayo ceebta Somaliland qaddiyaddeedii soo gaadhay waxay halis ku tahay jirritaanka dalkan haddii aannaan fariin culus u dir [Read More] |
|
Warmurtiyeed uu soo saaray xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Written by Maxamed Faarax Qabile
Tuesday 24th of January 2012 02:56:57 AM
|
|
Siyaasada Arrimaha Debeda ee dalka oo gashay mugdi: Umadkasta waxaa saldhig u ah taariikh aan ku gedman dadyaw kale, qarankani wuxuu lee yahay sooyaal taxane ah oo bog ku leh diiwaanka taarii [Read More] |
|
DALKAN IYO DADKANI MA XARAASHBAA: SHIRKA DIB-U-HESHIINTA LONDON?
Friday 20th of January 2012 02:43:22 AM
|
|
HADHOWBAY DHURANTAA, MA DHEXJOOGIN TIDHAA, WAA TAA DHOOL OLOLEYSE WAA DHARAAR E DHACSO.’ Waxa goob mareeg internetka ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dowladda Boqoro [Read More] |
|
Shirka London Waa Shirqool Loo Maleegaayo Somaliland
Friday 20th of January 2012 02:42:39 AM
|
|
Waxa marag madoonto ah in Somaliland la soo noqotey madaxbnaanindii luntey xoriyadii ingiis kadib tan iyo markaa waxa cadawagu u soo maleegayey Somaliland dabino iyo shirqoolo lagu mari [Read More] |
|
|
|