|
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
February 7, 2010

Baado Cabdille WalanWal oo caawa ku geeriyootay magaalada Neirobi Kenya .Reer Cabdilaahi Caabi gaar ahaan iyo guud ahaan reer C/dilaahi Walan wal , reer Caabi iyo gidigeenba Ilaahay samir iyo iimssn hs innsgs siiyo iyadana Ilaahay janno farduus ha ka waraabiyo amiin aamiin.
|
37 Sano Ka Dib Geeridiisii oo Xalay Si Wayn Loogu Baroor-diiqay Abwaan Timacadde
February 7, 2010

Munaasabad Balaadhan oo lagu Xusayay Sanad-guuradii 37aad ee ka soo Wareegtay Geeridii Abwaankii Waynaa Alle ha u naxariistee Cabdillaahi Suldaan Timacadde ayaa Xalay Lagu Qabtay Hotel Emperial ee Magaalada hargeisa, unaasabadaasi oo ay Soo Qabanqaabisay Shabakada Wararka ee Timacade News.......
Read More
| Printer Version
Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo ku dhawaaqay in Dalka ay jiraan Abaaaro ba’an oo saamaysay Dalka oo dhan
February 7, 2010

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Ibraahim Maxamed iyo Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar-garowga Aafooyinka Maxamed Muuse Cawaale oo maanta si wada-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay Xafiiska Wasaaradda Qorshaynta, ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dalka soo food-saartay Abaar.........
Read More
| Printer Version
Aan hanbalyayno Golaha Guurtida
February 6, 2010 - Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Meel kasta oo ay xummadda iyo xaraaradduba gaadheen, habeenkii Jimcaha hoos-u-dhaceedii ayaa bilaabmay. Ma hoos-u-dhac iyo baad tidhi oo aad aammustay. Xawliga hoos-u-dhacaasi ku socday mar ayaan ka baqay in aynu farxadda iyo reyn-reynta la suuxnaba. Ma habeenkii xalay ahaa! Waa telefishannad........
Read More
| Printer Version
Nimco Muxmed Ibrahim Oo Loo Magacaabay Inay Noqoto Madaxa Barnaamijyada Arrimaha Bulshada Ee Timacade News Network TNN
February 6, 2010

Maamulka shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN , waxay ku war gelinayaan dhamaan asxaabta sharafta iyo qadarinta naga mudan iyo dhammaan shacbiga Somalilandba,in aanu u magacawnay Qoraa yadda weyn ee Nimco Muxumed Ibrahim , inay noqoto Madaxa Barn aamijyada Arrimaha Bulshada ee Timacade News Network TNN.........
Read More
| Printer Version
Ethiopian-Flagged Vessel Thwarts Pirate Attack
February 5, 2010

An Ethiopian-flagged vessel fought off a pirate attack in the Gulf of Aden earlier this week, the multi-national anti-piracy task force said Thursday. The MV Andinet, part of the Ethiopian Shipping Line, was approached by two pirate skiffs Monday, with one of them coming close enough to fire automatic weapons........
Read More
| Printer Version
Fred Bridgland: Wind of Change Is Still Blowing across Africa, 50 Years On
February 5, 2010

THE 50th anniversary of one of the most important speeches in the history of Britain, and also of Africa, passed yesterday with little acknowledgement. In a country and era obsessed with historical milestones, it is hard to know why prime minister Harold Macmillan's "Winds of Change" speech to South Africa's whites-only parliament on 3 February, 1960, has triggered so little retrospection.......
Read More
| Printer Version
Speaker Of The Somaliland Parliament Received At The Swedish Foreign Office
February 5, 2010

The Speaker of the Somaliland Parliament, Mr. Abdirahman M. Abdillahi was received at the Swedish Foreign Office in Stockholm on the 3rd of February. Speaker Abdillahi Met With Ms. Maria Fahlen, Special Envoy To Africa At The Swedish Foreign Ministry And Ms. Anna Hamrell Of The Africa Desk At The Swedish Foreign Office........
Read More
| Printer Version
Dacaayadahii iyo Weeraradii Beenta Ahaa Ee Lagu Hayay Xoolaha Ka Soo Dhoofa Berbera Oo Fashilmay
February 5, 2010

Waxaa socda weerar lagu hayo Xolaa Somaliland ka dhoofaya weeraradana waxaa ugu danbeeyey uguna cuslaa qoraal ay soo qortay jariida Riyaad ee Sacuudiga ka soo baxda qoraalkaas oo ay ku dacaayadeyneyso xoolaha ka soo dhoofa maxjarka Berbera iyadoo ku xustay qoralkaa in xoolo dhawr boqol.......
Read More
| Printer Version
Somaliland: The Other Somalia
February 5, 2010

There are some places you just can’t consider for a vacation. While even Iraq has recently opened up to carefully handled tours, Somalia remains out of bounds. What with an Islamist movement proudly proclaiming its ties to Al-Qaeda, and a decades-long civil war between rival clans, there’s no chance of exploring the Somali culture and landscape, right?........
Read More
| Printer Version
Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Ayaa shaaca ka qaaday inay ka fiirsaneyso inay furnaan doonaan......
February 5, 2010

February 5, 2010
Wasiirka arimaha dibada dowlada Soomaaliya Cali Axmed Jasngali ayaa dhowaan sheegay in go’aanka lagu xirayo in ka badan 5 safaaradood oo ay dowladu ku lahayd wadamada galbeedka uu yahay mid xaqiiq ah oojira, hase yeeshee marka hore loo fiirinayo haddii taageero loo heli karo safaaradahaasi inay sii shaqeeyaan iyo in kale........
Read More
| Printer Version
Madaxwayne Rayaale Oo Madaxtooyada Casho Sharaf Ugu Sameeyay Wafdi Ka Socday Dalka Switzerland
February 4, 2010

Madaxwaynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa Habeenkii Xallay ahaa Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socda Dalka Switzerland. Casuumadaasi Casho Sharafta ee uu xalay Madaxweynuhu u sameeyay Weftigaas waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda.......
Read More
| Printer Version
Wasiirka Beeraha Ee Sucuudiga Oo Difaacay Maxjarka Berbera Iyo Shahaadada Caafimaadka Ee Uu Bixiyo
February 4, 2010

Wasiirka Beeraha ee boqortooyada Sucuudiga Dr.Fahad Bil-Quneem ayaa sheegay inay si buuxda ugu kalsoon yihiin shahaadadaha caafimaadka xoolaha ee uu bixiyo maxjarka Berbera ee ay maamusho shirkadda Gulf International ee fadhigeedu yahay Rasal Khayma ee dalka Imaaraadka Carabta........
Read More
| Printer Version
Hogaamiyihii Shabakada Qarxyayda Ka gaysan jirtay Gobolka Sool oo ku dhintay Qarax
February 4, 2010

Hogamiyihii shabakada wax qarxisa ee lascanood ayaa xalay ku dhintay isagoo maleegaya fal qarxina. Siday noo xaqijiyeen masuliyiin ku sugan gobalkaasi ninkan ayaa isago doonaya inu qarax fuliyo ay ku qaraxday walxihi u sitay isaga oo aan gaadhin goobtii u donayey inu ka fuliyo.......
Read More
| Printer Version
Golaha Guurtidda Somaliland oo Maanta Hotelka Xaraf ee Hargeysa iskugu Yimid Qado Duco Ah oo ay ku soo afjarayaan Khilaafkii dhexyaalay
February 4, 2010

Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Aqalka Guurtida Somaliland Sheekh Axmed Sheekh Nuux Fure ayaa Maanta Casuumad Qado Sharaf ah u Sameeyay Mudanayaasha Aqalka Guurtida Somaliland. Waxaanay Ujeedada Casuumadani ay ahayd sidii ay Mudanayaashu ay iskugu Calool xaadhan lahaayeen dhexdeeda........
Read More
| Printer Version
Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Ayaa La Kulmay Shalay Amb. Johne Carson .......
February 3, 2010

Kulankaa Waxa lagaga wada hadlay xidhiidhka iyo Iskaashiga labada dal, siiba dhinacyada Nabad gelyada, Siyaasadda iyo Horumarka, Waxa kale oo si guud layskaga waraystay Xaaladda Nabad gelyada ee Gobolka. Mudane Carson waxa uu aad ugu dheeraaday sida uula dhacsan yahay horumarka ay Somaliland.........
Read More
| Printer Version
Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dalka Sudan Deng Alor ayaa sheegay In Walaaca Badan Ee Ay Afrika........
February 3, 2010

Wasiir Deng, oo shalay xarunta Midowga Afrika ugu waramay saxafiyiin reer Somaliland ah oo shirkaas ka qayb galaya, waxa uu ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya, mustaqbalka Somaliland iyo weliba doorashooyinka soo socda ee la filayo inay dhawaan ka dhacaan koonfurta dalka Sudan oo uu isagu.........
Read More
| Printer Version
Faalo
February 3, 2010

Wuu ku mahadsanyahay Wasiirka arimha dibada ee Suudaan, hdalada amaanta ah uu ku tilmaamay somaliland horumarkey ku talaabsatay, dhinacyo badan gaar ahaangeedi socodka dimuqraadiga ah iyo nabada ka hirgashay, tas oo noqonkarta wax y kaga dyan karto Soomaaliya. Laakiin wxaa is weydiinleh.........
Read More
| Printer Version
Yaa Caawinaya
February 3, 2010

Maryan Sabban Waabari waa hooyo dhibban oo ku dhacday ceel ay biyo ka dhaaminaysay isla markaana dhabarka ayay ka jabtay. Hooyadan dhabarka ka jabtay ayaa lafta danbe ee dareemayaasha oo dhami ay maraan waa lafdhabarta’e ay is waydaaratay taasi oo sababtay.........
Read More
| Printer Version
Xuskii Sanad-guurada 16aad Ee Ciidamada Qaranka Oo La Qabtay Ciidamada Oo Derejo-la’
February 2, 2010

Sanad-guuradii 16aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa maanta laga xusay magaalada Hargeysa. Xuskan oo ay ka qayb-galeen Wasiiro, Mudanayaal Baarlamaanka ah, hoggaanka Ciidamada Somaliland iyo marti-sharaf kale, ayaa waxa khudbado ka jeediyay madashaas Wasiiro.........
Read More
| Printer Version
No alternative to President Rayale.
February 2, 2010

2010, without doubt, is one of the most crucial year for Somaliland and its people. It is a year of hope and dreams and a year to take the deserved opportunity to reflect upon a near decade of peace and political and social stability as well as growth. It is also the year that all of this could be lost if the Somaliland’s.........
Read More
| Printer Version
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaarada Africa Oo Kusugan Shirweynaha Midowga Africa Ee Dalka Ethiopia
February 2, 2010

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaarada Africa oo kusugan shirweynaha Midowga Africa oo Ethiopia ku tilmaantey In Ay suxufiyiinta Caalamka ka mudantahay Abaalmarin, sida ay habsmi ugu hirgalisay Ka qaybgalka shirweynaha Madaxweynayaasha Qaarada Ee AUga!........
Read More
| Printer Version
|
|
Xikmadda Todobaaka Iyo Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire
|
|
|
Sheekh Axmed Sheekh Nuux Oo Istiqaaladii Aqlabiyad Guurtidu Kaga iiday Qaarada Africa Oo Kusugan Shirweynaha Midowga Africa Ee Dalka Ethiopia
February 1, 2010

Cod aqlabiyada ayay xubnaha Guurtidu maanta ku diideen, markey codeeyeen, istiqaaladii Gudoomiye kuxiggeenkii 1aad ee golaha guurtida, mudane Sheekh Axmed Sheekh Nuux (FURE). Waxaa Golaha joogay 65 xildhibaan ,63 xildhibaan weydiideen istiqaalada, halka gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.......
Read More
| Printer Version
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaaladda Hargeysa
January 31, 2010

Waxa si balaadhan oo caadifadysan maanta aya taageerayaasha Kulmiye u sameeyeen soo dhaweyn tii ugu weynayd ee ay ku soo dhaweeyaan Guddooomiyahaooda waxaana Magaaladda Hargeysa laga soo bilaabo Madaarka ilaa iyo badhtamaha Magaaladda Xidhay taageerayaasha Kulmiye oo gaadiid ay wataan ku galbinayaan Axmed Siilaanyo........
Read More
| Printer Version
COMBATING MARITIME PIRACY: A POLICY BRIEF WITH RECOMMENDATIONS FOR ACTION
January 31, 2010 - Robert I. Rotberg

Maritime piracy continues, especially off the Somali coasts, despite significant
efforts by shipping companies, captains, and crews; major international surveillance and prevention efforts by naval and air task forces; and growing intelligence about the pirates onshore and offshore. In 2009, pirates attacked a total of 217 ships..........
Read More
| Printer Version
CJA Files Respondents' Brief with U.S. Supreme Court in Samantar v. Yousuf
January 28, 2010

Today, the Center for Justice and Accountability (CJA) filed a brief with the United States Supreme Court on behalf of the respondents in the case of Samantar v. Yousuf, NO. 08-1555. In this case, the Court will decide if former foreign government officials – who, after using their power to order torture, rapes, and killings of innocent civilians as tools of political repression.........
Read More
| Printer Version
Gudoomiye Ku Xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Hargeysa
January 28, 2010

Gudoomiye ku-xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Marxuum Xariir Faarax Ducaale ayaa maanta lagu aasay xabaalaha naaso-hablood ee magaalada Hargeysa. Alah how naxariistee Marxuun Xariir Faarax Ducaale oo ka mid ahaa suxufiyiinta, waxgaradka, odayaasha saxaafada Somaliland.........
Read More
| Printer Version
Waraabeyaal Dad Ku Cunay Magaalada Arabsiyo
January 28, 2010

Raxan waraabeyaal ah ayaa saaka subixii cabaaro 8:00 subaxnimo weerar ku qaaday beeralayda magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley. Kooxdan waraabeyaasha iyo dadkaasi beeralayda waxa dhexmaray dagaal sida ay seegeen dadkaaasi inkasta oo ay beeralayda u suuro gashay in ay waraabeyaasha.........
Read More
| Printer Version
Qarax Lala Beegsaday Badhasaabka Gobolka Sool
January 28, 2010

Hal qof ayaa ku dhintay afar qof oo kale oo uu ku jiro Badhasaabka Gobolka Sool Md. Faarax Askar-na way ku dhaawacmeen ka dib markii qarax lala beegsaday Gaadhigii Badhasaabka oo hortaagnaa Gurigiisa Magaalada Laascaanood. Lama garanayo cida ka dambaysay qaraxan lagu bartilmaameedsaday Badhasaabka Gobolka Sool........
Read More
| Printer Version
Tariibyaaal Soomali Ah Oo Ku Geeriyoodey Bada Udhaxeysa Turkey iyo Gariiga
January 27, 2010

Dadkaan Tahrribayaasha ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay saarnaayeen kula qalibantey Bartamaha bada waxaana ku dhintay dadkaan tahriibayaasha ahaa oo isugu jiray Soomaali iyo dad kale oo ajnabi ah. Dadka geeriyoodey ayaa waxaa kamid aheyd Allaha u naxariistee gabar Soomaali ah magaceeda.........
Read More
| Printer Version
Waftigi Wasiirka Duulista iyo Mayaarka Caasimada oo la Kulmey Shirkada Dhiseysa Madaarka Hargaysa Sool
January 27, 2010

Wasiirka Duulista iyo Duqa Caasimada aya maanta kula kulmay Magaalada Wiechang ee dalkaasi China shirkada dhiseysa Madarka Magalada Hargayasa oo lagu wado in ay bisha labad ee salankan so gaadho dalka wax sida no xaqiiyjiyey duqa caasimada Eng Jiciir oo anu khadka talefoonka kula xidhidhney isga oo hada ku sugan dalka China. ........
Read More
| Printer Version
Arday Ka Qalinjabisay Jaamacada Nugaal Ee Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool
January 25, 2010

Waxaa maanta lagu qabtay hoolka wayn ee Hotel Xamdi xaflad balaadhan oo si wayn loo soo agaasimay taas oo ay kasoo qayb galeen odayaal,qurba joog udhalatay gobolka,dhalinyaro iyo waliba masuuliyiinta Jaamacada Nugaal University,aqoonyahano iyo waliba masuuliyiintya maamulka Somaliland taas oo ahayd xaflad loo qabtay ardaydii ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal University........
Read More
| Printer Version
Diyaarad Ay Leedahay Ethiopia Oo Ku Burburtay Badda Lubnaan
January 25, 2010

Diyaarad ay leedahay Ethiopia oo ay la socdeen dad gaadhaya 89 qof ay ku burburtay badda Mediterranean waxyar kadib markii ay ka kacday gegada dayuuradaha ee dalka Lubnan. Dad arkayey markii ay diyaaraddu dhacaysay ayaa sheegay in ay arkeen kubbad ololaysaa oo ku dul-dhacaysa badda. Ugu yaraan afar qof maydkood ayaa la helay..........
Read More
| Printer Version
Qarax Laascaanood Ka Dhacay
January 25, 2010

Qarax ayaa maanta ka dhacay saldhigga Dhexe ee bileyska magaalada Laascaanood,halkaas oo laba askarina ku dhinteen 2na ku dhaawacmeen. 2da askari ee dhaawacmay dhakhtarka Burco ayaa loo qaaday halkaas oo immika lagu daweynayo. Sida qaraxu u dhacay waxa ay ahayd walxo qarxa.........
Read More
| Printer Version
Obama and Africa: A One-Year Assessment
January 22, 2010

Exactly one year ago, Barack Obama’s inauguration as the forty-fourth President of the United States of America was celebrated by millions of men, women, and children who, quite literally, danced in the streets, even though they had never met him, much less had no formal part in the historic election that brought him to office........
Read More
| Printer Version
Reception to Welcome Chairman Ahmed Mahamed Mohamud (Silanyo)
January 21, 2010

Gudida xisbiga Kulmiye ee Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda waxay kugu martiqaadayaan xaflada gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee magaalada Columbus, gobolka Ohio oo ah maqal iyo muuqaal labadaba. Xaflada waxaa lagu qabanayaa Hoteelka Howard Johnson ee ku yaala 22 Metropolitan Rd (Waa isgoyska warden iyo 401) Saacaduna 6:00 galabnimo Illa 11:00 fiidnimo.........
Read More
| Printer Version
Somaliland: From A Danish Prespective
January 20, 2010

In the northern part of Somalia, which for nearly 20 years been a country called Somaliland. And Somaliland is not Somalia – rather the contrary. Somaliland has led a bitter and bloody liberation war to regain its historical autonomy, and have managed to create a country and state. A border, resting on historical experience and divisions are also located between Somalia and Somaliland, and it is now well protected by security forces from Somaliland.........
Read More
| Printer Version
“Somaliland Anigu Ma Lihi Ee Madaxweyne Ayaan ka Ahay” Dhegayso shir-jaraa’id oo Madaxweyne Rayaale Qabtay
January 19, 2010

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Md, Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta shir-jaraa’id oo uu warbaahinta kula hadlay Qasriga Madaxtooyada ku iftiimiyay arrimo ay ka mid yihiin xaalada nabadgelyada oo uu sheegay in Somaliland cadaw ku soo maqan yahay ayna la mid tahay duruufaha mandaqada ka jira.........
Read More
| Printer Version
Geesigii Aan Gabashada Aqoon (Waa Marxuum Maxamuud Saalax - Fagadhe).....
January 18, 2010

Waxaan u dirayaa dhamaan dadweynaha S/land Tacsi qaran oon ka tacsiyeynayo Geerida xqa ah ee ku timiday Geesigii eynaa, halgamaagii aan gabashada aqoon ee jeclaa cadaalada Marxuum Maxamud Salax Fagadhe, tacsi gaara waxa iga mudan qoyskii uu ka baxay Marxuumku, gaar ahaan Ooridiisa Caasha iyo Curadiisii Kaliya “ AMAL MAXAMUUD SAALAX FAGADHE”.........
Read More
| Printer Version
When the Jihadists Take Mogadishu
January 18, 2010

Last Friday, the African Union (AU) Peace and Security Council voted to extend for another six months the mandate of its woefully undermanned military force in Mogadishu. The AU Mission in Somalia (AMISOM), composed of some 5,000 soldiers from Uganda and Burundi, has been besieged by Islamist insurgents.......
Read More
| Printer Version
Kulmiye Ciin Muu Daaqine Laakiin......
January 17, 2010

Kulmiye ciin muu daaqin oo maaha neef geel ah laakiin dhawr su'aalood haka jawaabo Guddoomiyuhu. Bishii Juun 2009 "Hearing" dhagaysi ayuu habeeyay Mr. Donald Payne uu ku marti qaaday JSL, Puntland iyo KMG-ka. Qaabayntaa way diiday JSL. Dhagaysigaasi wuxuu socday 3 saacadood.........
Read More
| Printer Version
The Invisible Country
January 16, 2010

As we sped through the dusty heat of rural Somaliland on one of the region’s few paved roads, an armed escort behind us and the hills of Ethiopia ahead, Dr. Adan Abokor told me his story. Abokor is sixty-two years old with thinning, gray hair, and his steady, measured voice can mask his emotions, but his energy is undiminished.........
Read More
| Printer Version
KULMIYOOW CIIN DAAQAY
January 16, 2010

Siyaasigu markuu debedaha marayo halka uu ka duulayaa waa kasbashada taageerada bulshada gudo iyo dibadba, waxana la adeegsadaaa warbaahinta oo ilbidhiqsi ku soo tebisa sawir quruxbadan goobaha lagula kulmayo hadba cidda lagu tuhmayo in ay shacbiyadda xil-doonaha taageero iyo tayeyn u soo jiideyso. Maanta ayaa waxa mareegaha warbaahinta Somaliland........
Read More
| Printer Version
Shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Kulmiye UK, Oo Aad Looga soo qayb galay Daawo
January 16, 2010

Shir baladhan oo ka dhacay bariga magalada London shirkaas oo ay soo abaabuleen madaxda xisbiga kulmiye ee cariga ingiriiska kasoo ay kasoo qaybgaleen dad aad u farabad oo katirsan tageerayaasha Xisbiga Kulmiye........
Read More
| Printer Version
Kenya To Deport Muslim Cleric Without Delay
January 16, 2010

Kenya will deport jailed Jamaican Muslim cleric Sheikh Abdullah al-Faisal "without delay" after a protest against his detention triggered battles with police in the capital Nairobi, a minister said on Saturday. Kenyan security forces used live rounds, tear gas and dogs to quell the demonstration on Friday near a downtown........
Read More
| Printer Version
A Video: Somaliland Is to be recognized by the US, a war game by the National Defence Univerity
January 15, 2010

A Video: Somaliland is to be recognized by the US, a war game by the National Defence Univerity.........
Click Here To Watch
| Halkan Ka Daawo
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Dalka ku Soo Laabtay Muxuu ka yidhi Khilaafkooda?
January 15, 2010

Gudoomiyaha Golaha Guurtida, Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) ayaa duhurnimadii maanta wadanka dib ugu soo laabtay, ka dib booqasho uu wadanka Boqortooyada Ingiriiska muddo ugu maqnaa. Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka soo degay Madaarka Egal ee Magaalada Hargeysa.........
Read More
| Printer Version
Lascaanood: Taliyihii Hawlgalinta Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Toogasho Lagu Dilay Caawa
January 15, 2010

Taliyihii hawl-gelinta ciidanka booliska ee gobolka Sool,ayaa fiidnimadii caawa koox hubaysani Toogasho ku dileen gudaha magaalada Laas-caanood. Taliyahan la dilay oo lagu magacaabi jiray marxuum Cismaan Faarax Maxamud,ayaa la dilay ka dib markii koox hubaysani ay u galeen goob u dhow xaafaddiisa.........
Read More
| Printer Version
Qaraxyo Lala Eegtay Saddex Idaacadood Oo Gaalkacyo Ka Howgala
January 15, 2010

Qaraxyo bambaano ayaa lala eegtay qeybo ka mid ah Idaacadaha magaalada Gaalkacyo ka howlgala sida, Radio Gaalkacyo, Radio Codka Mudug, iyo Radio Hobyo. Qaraxyadani lala eegtay Idaacadahani ayaa ahaa nooca bamka ah ee gacanta laga tuuro, waxaana wararka haatan soo baxaya.........
Read More
| Printer Version
Guddomiye Axmed Siilaanyo Oo Kulan Maanta La Yeshay Mudane Donald Payne Iyo Waxyaabahi Labada Dhinac Ka Wada Hadleen
January 14, 2010

Halkan ka dhagayso waraysigii VOA la yeelatay Guddoomiye Axmed Siilaanyo oo kulan.........
Click Here
| Halkan Riix
Peace-Building without External Assistance: Lessons from Somaliland
January 14, 2010

This paper, commissioned as part of CGD’s work on weak and fragile states, examines how the lack of recognition of Somaliland by the international community—and the consequent ineligibility for foreign financial assistance—has shaped the region’s political development.........
Read More
| Printer Version
Ciidamada Booliska Tog-wajaale oo qab-qabtay laba ka mid ah Nimankii jid-gooyada ka galay jidka isku xidha Kalabaydh eek u laayay Afartii nin ee Reer Boorama
January 14, 2010

Ciidmada Booliska Somaliland ee ka hawl-gala Degmada Tog-wajaale ayaa abbaaro 5:00 PM galabnimo ee maanta gacanta ku dhigay laba ka mid ah nimankii ku laayay afartii nin ee socotada ahaa ee Reer Boorama duleedka Kala-baydh. Wararka naga soo gaadhay Tog-wajaale.........
Read More
| Printer Version
EU mission To Develop Horn Of Africa Coast Guard New
January 14, 2010

The situation is complicated because much of the county's coast is controlled by breakaway authorities in the territories of Somaliland. European Union defence experts are looking at proposals for an ESDP mission to offer support to the coast guards of nations around the Horn of Africa region in an effort to strengthen the battle against Somali pirates. The plan under consideration
Deputy Speaker’s Visit To Somaliland: It Was About Time
January 13, 2010

The honourable Farah Maalim's, deputy speaker of the Kenyan parliament, visit to Somaliland was well-timed and well-received. Mr. Maalim took it upon himself to see the truth about Somaliland. First and foremost, Somaliland become independent on 26th of June, 1960, five days before joining Italian Somalia.......
Read More
| Printer Version
Ciidamadda Boliiska Oo Xildhibaan Dhugad iyo Kooxdiisa ka hor istaagay inay galaan Xarunta Golaha Guurtidda iyo Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo wadahadal u furay
January 13, 2010

Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa iyagoo fulinaya amar uu ku simaha Guddoomiyaha Golaha Guurtiddu ka soo saaray afar xildhibaan oo ku kacay anshax daro ka hor istaagay maanta inay xildhibaanadaasi galaan Golaha. Xildhibaanadan oo uu hogaaminayo guddoomiyihii hore ee Guddida Joogtada.........
Read More
| Printer Version
Press Release: Dr. Ahmed Esa’s successful visit to South Africa, December 2009 to 11 January 2010
January 12, 2010

Dr. Ahmed Hussein Esa, Director of the Institute for Practical Research and Training (IPRT) and co-founder of Abaarso Tech, the new Science and Technology Academy that recently opened in Somaliland, spent the last three weeks in South Africa.......
Read More
| Printer Version
UNDP Oo soo Bandhigtay warbixin-sanadeedkeedii 2009 ee Daryeelka iyo Horumarka Arrimaha Bulshada (HDI)
January 12, 2010

Hay’adda UNDP ayaa soo bandfhigtay warbixin-sanadeedkeeda 2009 ee la xadhiidha Barnaamijyada Hay’adaasi ay ka fuliso wadanka ee la xidhiidha dhinaca horumarka arrimaha bulshada (Human Development Index). Waxa kale oo ay Hay’adu soo bandhigtay heerka daryeelka bulshada......
Read More
| Printer Version
Ciidamada Badda SL Oo Burcadh Baddeeda Ka Badbaadiyey Markab Yemen Laga Leeyahay
January 12, 2010

Ciidamada ilaalada Badaha ee Jamhuuriyada Soomaaliland, ayaa Jimcihii Toddobaadkan ka badbaadiyey koox burcadh-badeed Soomaali ah Markab laga leeyahay dalka Yaman oo sitay calanka dalka Yemen oo ay muddo 3-Isbuuc ah ku heyteen xeebahaasi, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dalka Yemen......
Read More
| Printer Version
Kulmiye Party East London Conference 2010
January 11, 2010

Somaliland Public Affairs Committee and British Somaliland Citizens Organisation inconjunction with Kulmiye Party presents a conference on the development of Somaliland. The agenda of the evening includes the following but is not limited to the development of Somaliland and in part.........
Read More
| Printer Version
Berigii Aan Mucaaridka Ahaa, Wax Qariba Ayaan Arkijiray A/Rizaak Ciyaale
January 11, 2010

Berigii aan Mucaaridka ahaa, waxaanu xidhnaan jirnay muraayad madow oo wax qariban uun baanu arki jirnay laakiin...' - Md. C/risaaq Ciyaale C/risaaq Ciyaale oo ka tirsan Gudida Fulinta ee Xisbiga UDUB, ayaa gaashaanka ku dhuftay warar mucaaridku ku sheegeen in adeegyada bulshada ee gobolka Saaxil........
Read More
| Printer Version
Hay’ada UNHCR oo Deeq Qalab ah Gudoonsiisay Dawlada Hoose ee Laascaanood
January 11, 2010

Mayarka Magaalada lascanod ee xurinta gobolka soo oo manta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ku soo ban dhigay Qalab ay siisay hay’ada UNHSR Dawlada hoose ee magalada lascanod Qalabkaas oo Ka Koobnaa Computer-ro photocopy, waliba printer-ro. Qalab Xafiiseedkan hay’du........
Read More
| Printer Version
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 11, 2010

Marxuum Dr. Saleebaan Guri Barwaaqo oo berito salaasada lagu aasi doono Londan Carigga Ingiriiska. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha innaga siiyo isna jannada ha ugu deeqo Ameen.
|
Sheeko Dhacday - Lacag Maya! Iyo Duco

Waa markii halganka hubeysan Stu kulajirtay ciidamadii Siyaad Bare. Xeryihi ladegay markii Etheopia loo qaxay iyo tuulooyinkii magaaloobay, ayaa la joogaa. Noloshu aad bey u adagtahay. Adeegyada waxbarasho iyo kuwa cafimaadkuba, waa suququl . hase yeshee dadku edidiilo ayuu ku noolyahay. Waxay aamin sanyihiin in ay ka guuleysan doonaan Faqashka.........
Read More
| Printer Version
Buraanbur Xaawa Cabdillaahi Gasle

Waxan akhriyey qoraalka uu degelka www.somalilandhorta.com ka diyaariyey dhacdadii ku dhexmartay dulcad Dr. Saleebaan Cabdillaahi Faarax "Guri-barwaaqo" iyo Hooyo Xaawa cabdillaahi Gasle. Buraanburkii ay Xaawi tirisay waaka halkan ku qoran ee ka akhriso. Waxaanay Xaawi tdhi:........
Read More
| Printer Version
'Shocking' Togo Attack Won't Hurt S.Africa World Cup: Zuma
January 10, 2010

President Jacob Zuma denounced on Sunday the "shocking and unacceptable" attack on Togo's football team in Angola but said it would not affect South Africa's hosting of the World Cup. Zuma arrived in Luanda on Sunday for the opening ceremony of the Africa Cup of Nations, the continent's premier football........
Read More
| Printer Version
Dalladda SONYO Oo Deeq Buugaag Iyo Mishiin Photo Copy Ah Ku Wareejisay Masuuliyiinta Jaamacadda Gabiley
January 10, 2010

“Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa deeq qalab ah gudoonsiisay masuuliyiinta jaamacadda Gabiley, xaflada kala wareegida qalabkan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta ay jaamacaddu sida ku meel gaadhka u dagantahay ee magaalada........
Read More
| Printer Version
Golaha Guurtida Miya Hadana ...?
January 10, 2010

Golaha Guurtida miyaa hadanna khilaf cusubi ka aloosmay? Sidaasey u eegtahay, markii shirgudoonku qoraal ku soo jeediyey, in Guddi Hoosaadyada Golaha la isku shaandheeyo, taas oo dadka qaar ay ku darayaan in ay soo jeediyeen Xeer hoosaadka Golaha in isna wax laga badello........
Read More
| Printer Version
Somaliland Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiinaysa Haweenaydii Fashilisay Qaraxii Dhicisoobay
January 10, 2010

Xukuumada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay shahaado-sharaf abaal-gud ah siin doonto Marmo Maryan Dayib Maxamuud oo ah Haweenaydii fashilisay qarax lala damacsanaa in lala beegsado Masaajid ku yaala magaalada Hargeysa shalay. “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa muwaadinadii........
Read More
| Printer Version
Somaliland And The New Year – 2010
January 9, 2010 - Written by Abdulaziz Al-Mutairi

The Somaliland people, political parties and government progressed in many areas including state building, democracy and hosting free and fair elections across the country. Although, Somaliland foreign diplomacy was not successful to bring the long-waited international diplomatic recognition.......
Read More
| Printer Version
Somaliland: Qarax Lala Maaganaa Masaajid Hargeysa Ku Yaala oo Fashilmay
January 9, 2010

Qarax la magaanaa in lala beegsado masaajid ku yaala Xaafadda Xawaadle ee Degmada 26-ka June ee magaalada Hargeysa oo uu Iimaam ka yahay Sheekha Caanka ah ee Aadan Siiro ayaa fashilmay, ka dib markii goor dhawayd gacanta lagu dhigay oo la helay walxaha qarxa iyo hub faro badan........
Read More
| Printer Version
JAWAAB: “SNM IN AY GOOSATO OO SOMALILAND AY KA GOOSATO SOOMAALIYA INTEEDA KALE, HORE AYAY U QABEEN, INTAANAY DALKA SOO GELIN.”WAREYSIGII CABDILLAAHI YUUSUF EE TVGA UNIVERSAL BISHII DECEMBER 29, 2009.
January 9, 2010

Dhammaan jawaabaha wareysiga Cabdillaahi Yuusuf ee Televisionka Universal laga sii daayey ayeynu ku tilmaami karna qaar taariikhdii iyo duruufihii ku xeerna labadii urur ee SSDF iyo SNM xiligii labaduba ku sugnaayeen dalka Itoobiya. Hadalada Cabdillaahi Yuusuf qaarkood waxay qummaati u durayaan caqliga bani Aadamka.........
Read More
| Printer Version
Maalmihii Timacadde iyo Xiisihii Madasha
January 8, 2010

Bandhig suugaaneed aad u qiimo badan oo ku saabsan Maalmihii & Maansooyinkii Abwaankii C/laahi Suldaan Timacadde ayaa lagusoo bandhigay Hotel Askar ee magaalada gabilay. Bandhig Suugaaneedkan oo si heersare ah loo soo agaasimay waxa ka soo qaybgalay aqoonyahan Boobe Yuusuf Ducaale.........
Read More
| Printer Version
Professor Yuusuf Axmed Nuur, Afku Kuma Go'o
January 8, 2010

Intii aynu dhagaysaynay Laanta Afsoomaliga ee BBC-da, maanta ka hor maynaan maqal hadal huraya ama si cilmiyaysan u taabanaya, ugana hadlaya, kooxaha diinta iyagoo adeegsanaya, ku qanciya dhalinyaro maskaxdoodu aanay ku filayn, ama ay kala wareegeenba, inay badheedh aan geed ku soo gabasho lahayn........
Read More
| Printer Version
WAA TAHAY WADAAD SHARIIF.., QEYBTII AFRAAD
January 7, 2010

Sida sooyaalka taariikhda siyaaasadeed ee wixii la isku odhan jirey Jamhuuriyadda Soomaaliya tibaaxayo waxaynu ogsoonahay in loolan siyaasadeed adag oo ku salaysan beelo uu ka jirey koonfurta Soomaaliya. Loolankaas ayaa sii xoogeystey markay soo dhowaatay xiligii madaxbanaanida dalku......
Read More
| Printer Version
Safiirkii Somaliland Ee Wadanka Faransiiska Oo Galabta Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Magaalada Hargeysa
January 6, 2010

Alle ha u naxariistii wakiilkii Somaliland u fadhiyey dalka Faransiiska Marxuun Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe oo toddobaadkii hore ku geeriyooday husbitaal ku yaala magaalada Paris ayaa galabta aas ballaadhan oo qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa. Marxuun Fagadhe oo maanta saacaddu markay ahayd 2:00 duhurnimo.........
Read More
| Printer Version
OGaysiis: Bandhig Suugaaneed Loogu Magac daray Maalmihii iyo Maansadii Abwaan Timacadde (1920-1973)
January 5, 2010

Bandhig Suugaaneedkan waxa soo bandhigaya Qoraaga Caanka ah ee Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe). Naadiga Akhriska Timacadde {Timacadde Readers Club (TRC) } waxa uu ku wargalinayaa Dhamaan Bahwaynta akhriska Jecel In uu Naadigu kuu soo Bandhigi Doono Barnaamij Suugaaneed la xidhiidha........
Read More
| Printer Version
Foreign Policy Magazine Article On Somaliland
January 4, 2010

Abkhazia and Somaliland along with a dozen or so other quasi-countries teetering on the brink of statehood, is in the international community's prenatal ward. If present and past suggest the future, most such embryonic countries will end stillborn, but not for lack of trying........
Read More
| Printer Version
Warar Waabsan
January 4, 2010

9 Wasiir wasiirudowle iyo Wasiir ku xigeen dhawaan Golaha Wakiiladu ansaxiyeen ayaa maanta gudoomiyaha Maxkamada sare ,Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, uu hortooda ku dhaariyey qasriga Madaxtooyada.....Qabow gaadhay 7Dedrees ayaa ku habsaday HGSA iyo magaalooyinkale oo Somaliland ah........
Read More
| Printer Version
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 3, 2010

Axmed Yuusuf Ducaale Xaaskiisa caruurtiisa iyo waxa aysii dhaleen waxay tacsi udirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum C/Lahi Majoor oo ku geeriyooday magaalada Torono berina lagu asayo. Gidigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana naxariistii janno haka waraabiyo Aaamiin
|
Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
January 3, 2010

Axmed Yuusuf Ducaale Xaaskiisa, Caruurtiisa Iyo waxa aysii dhaleen waxa ay tacsi udirayaan Qoyskii, Qarabadii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Idiris Yaxye oo 7aad kan ku geeriyooday Dalka Ingiriiska. Giddigeenba Illaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Jannadii ha ugu deeqo Aaamiiin.
|
Markab Xoolo Geel iyo Adhigi Isugu Jira Qaaday oo Goor Dhawayd u Shiraacday Sucuudiga
January 3, 2010

Markab Qaaday xoolo isugu jira Geel iyo Adhi oo ku sii jeeda Boqortooyada wadanka Sucuudiga ayaa caawa goor dhawayd ka shiraacday Marsada Caalamiga ah ee Berbera. Markabkan ayaa qaaday xoolo dhan 24 kun oo Neef oo Adhi ah iyo 1000 neef oo Geel, waana Markabkii Labaad ee intii ka dambaysay........
Read More
| Printer Version
Guddoomiye-ku-xigeenka 1'aad ee Baarlamaanka Kiiniya oo Deeq Waxbarasho u fidiyay Arday Reer Sool ah
January 3, 2010

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Kiiniya ayaa deeq waxbarasho Caafimaad u fidiyay Arday Reer Somaliland, gaar ahaana u dhalatay Gobolka Sool. Deeqdan uu Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Kiiniya oo ka kooban shan Arday oo baran doona Cilmiga Dhakhtar ee Dadka........
Read More
| Printer Version
Dagaalkii Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Khawaarijta oo lagu kala baxay; intee Khawaarijta laga diley, maxaase laga qabsadey?
January 3, 2010

Dagaalkii maanta oo Ciidamada Kumaandoosta ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay ku qaadeen kooxaha Khawaarijta ee saakey weerarka gaadmada ah ku soo qaadey Magaalada Dhuusamareeb ayaa gebi ahaanba lagu kala baxay. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya jiidda hore ee dagaalka........
Read More
| Printer Version
Ethiopia Rejects Warning Of Hunger After Drought
January 1, 2010

An Ethiopian minister has denied reports that millions of people need urgent food aid after failed rains. Disaster Prevention Minister Mikitu Kassa told the BBC that the government was helping those hit by the drought. He was speaking after the US-funded Famine Early Warning System warned of increased hunger........
Read More
| Printer Version
|

Somalilandhorta Woman Of The Year

Recognising The Value Of Somaliland

Somaliland Iqbal D Jhazbhay

New Book Iqbal D Jhazbhay

Maalinta Shuhadada Ee SNM

Naadiga Akhristayaasha Timacadde

Dhayal Umadaadan Dhiigaasi

Somaliland Parliament

Somaliland Emblem

Hargeysa Somaliland

Dadweynaha Reer Somaliland

Somaliland Passport

Somaliland Money

Egal International Airport

Somaliland Flag

Somaliland Stamp
|
|