tacs

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Intayadayadan hoos ku qoran oo kala ah

  1. Axmed Aw Yuusuf Ducaale
  2. Cabdiraxman Aw Yuusuf Ducaale
  3. Cabdi Fataax Axmed Aw Yuusuf
  4. Axmed Cali Ibrahim
  5. Cabdi Maxamed Xassan Raabe
  6. Xasan Cabdi Xaaji Muxumed
  7. Rashid Axmed Cismaan
  8. Cabdilaalhi Maxamuud Cismaan
  9. Cumar Ismaaciil Cali Guure
  10. Jirde Ismaaciil Cabdall. Dhamaan waxaan ka tacsiyadeyneynaaqoyskii eheladii qaraabadii uu ka baxay Marxuum  Maxamed Biixi Baaruud oo sabtidii ku geeriyooday Magaalada HGSA halkaana lagu aasay,Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuumkana janadii ha ugu deeqo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiin

Leave a Reply