Intayadanhoos ku qoran ee kala ah
Axmed Yuusuf Ducaale,Sulub Cali Amaan, Maxamed Jaamac Warsame (Fadhi ku salaan) Maxamed Muxumed Liibaan, CabdiKareemXasn Caalim, Aadan Muxumed, AbshirNuur Cumar ,Maxamed Cilmi Ayaanle, Xasn Cumar Diiriye, Cali Maxamuud Cumar, (Abushanab), Jamaal Xaaji Maxamed, Siciid Cumar Xaaji Siciid,Cabdi Good Jibriil, Cabdi Axmed Yuusuf Ducaale. Mahdi Muxumed Nuur, MaxamedCabdilaahi Nuur, Maxamed Xaaji Muxumed iyo Muxumed Faarax Cige .Dhamaan waxaan ka tacsiyadeyneynaa qoyskii qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay marxuum Cabdi Askar Mire Shirdoon oo maantaGabiley ku geeriyooday laguna aasay .alla ha u naxariistee . Sidaa si leeg halkan waxaan ka tacsiyadeyneynaa qoyskii eheladiiqaraabadiiuu ka baxay Marxuum CumarFaarax Xasan (Ina Geer Doon) Oo isna Ilaahay ha u naxariistee 3dex maalmood ka hor ku geeriyooday HGSA laguna aasay Gabiley.Gedigeenba 2daa Marxuum Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo iyagana janadii ha ugu deeqo.aaaaammmmmmiiiiiiinaaaaaaaammmmmmmiiiiiiiiin