download (2)

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Anagoo ah reer Aw-Yuusuf Ducaale dalka gudihiisa iyo dibadba meel ay kala joognaba waxaan ka Tacsideynaa reer Xasan Diiriye geeridii ku timi Allah ha unaxariistee Marxuum Cali Xasan Diiriye oo geeridu ku haleeshay magaalada GABILEY , halkaana aaskiisu ka dhacay habeenkii Sabtidii gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo Marxuumkana Janadii ha ugu deeqo.AAAAAAAAAAAAAAAAAAmiiiiiin amiin aamiin.

Leave a Reply