Tacsi-1

TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Habo Khadiija ,sagooti wacan baad naga muteysatee Eebe Suaalaha hakuu fududeeyo Janal fardowsna Maalaiktu kuugu bishaareyso.aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmiiiiin

Anagooi kala ah Axmed Yuusuf Ducaale, Cabdi Xuseen,Axmed ciabdilaahi Xuseen, Cawil Xaaji Cumar, Xuseen Cabdi (Deyr)Adan Faarax Dhoore, Sheekh Xasn Cabdilaahi Jire, Mustafe Ibraahim Aadan, Siciid Cumar Xaaji Siciid,Cabdikariim Muuse meygaag ,Shuceyb iyo Maxamed Yuusuf,sWaxaan ka tacsiyadeyneynaa qoyskii qaraabadii ay ka baxday marxuumad khadiija Nuuradiin oo maanta lagu aasaymagaalada Toronto, Canada. Giddigeenba samir iyo imaan Ilaahay ha inaga siiyo Marxuumadana ha ugu deeqqo Janatal Fardows AAAAAmmmmmmmmiiiiiin

 

 

Leave a Reply